Socdaalkii dacwada Sheekh Umal ee deeganka Soomaalida Ethiopia (Qaybta1+SAWIRRO)

0
Wednesday May 07, 2014 - 16:22:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1157
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Socdaalkii dacwada Sheekh Umal ee deeganka Soomaalida Ethiopia (Qaybta1+SAWIRRO)

    Jig-jiga(xogreebnews.com-Sheekh maxamed cabdi umal oo kamid ah culumada ugu waawayn geeska Africa ayaa dhawaanahanba kusugnaa deegaanka somalida Ethiopia ee jigjiga iyo gobolada kale

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jig-jiga(xogreebnews.com-Sheekh maxamed cabdi umal oo kamid ah culumada ugu waawayn geeska Africa ayaa dhawaanahanba kusugnaa deegaanka somalida Ethiopia ee jigjiga iyo gobolada kale

Sheekh maxamed cabdi umal oo kamid ah culumada ugu waawayn geeska Africa ayaa Jig-jiga(xogreebnews.com-dhawaanahanba kusugnaa deegaanka somalida Ethiopia ee jigjiga iyo gobolada kale ee deeganku ka kobanyahay Sheekhu wuxuu kasoodagay garoonka diyaaradaha addis ababa habeen axada taariikhduna kubegneyd 16-03-2014 wuxuuna isla subaxii usoogudbay magaladajigjiga 16-03-2014 waxa halkaa kusoo dhaweeyey madax aadufarabadan kuwaso isugujira madaxda dawlada iyo madaxda hay,adaha kahawlgalla deegaanka somalida Ethiopiakahawlgala waxaasidoo kale halkaa sheekha kusoodhaweeyey dadwayne aad ufarabadan kuwasoo utaagnaa si safbalaadhan ah inta udhaxaysa garoonka diyaradaha ee magalada jigjiga iyo wiilwaal airport sheekhu wuxuu halkaa kulamo kala duwan kula yeshey madaxdii so dhawayneysey iyado kulamadaas kadib loosoogudbiyey dhanka magalda jigjiga lana dajiyey hotelka nogob ee magalada jigjiga halkas wuxuu kulamo kaladuwan sido kale kulayeeshey qaarka mid ah madaxda deganka iyo wax garadka deegaanka iyo culumo farabadan.

Sheekhu wuxuu sitoos ah u bilaabay hawlihii uuyimid eedacwadeed 18-03-2014haben talada salada maqrib kadib, isaga oo kabilaabay muxaadaradii ugu horaysay masaajidka jamaca ah ee kuyaalla bartamaha magaalada jigjiga .

Waxaa aad usoo buuxdhaafiyey masaajidka dadwayne aad u farabadan kuwsoon u kala hadhin dhagaysiga muxaadarada sheekha waxayna isugu jireen rag iyo dumar caruur iyo ciroole iyo cidwalba oodhagahedu maqleen waxaa jooga sheikh umal.

Waxaa aad loo buuxdhaafiyey gudaha masjidka iyo barxadaha waawayn ee masaajidku leeyahay sido kale waxaa la xidhey wadada wayn ee ku dhow masaajidka iya doo aad arkeyso dadwayne aad u farabadan oo buux dhaafiyey wadada wayn ee laamiga iyo dhamaan wadooyinka so gala masaajidka.

Sheekhu wuxuu sijoogta ah mudo isbuuca uguqabanayay muxaadarooyin kala duwan gaadhayayna 11muxaadaro oo uu kuqabtay caasimadda deegaanka somalida Ethiopia jigjiga iyadoo dadka reejigjiga aysan u kalahadhin kafaa,iideysiga sheekha muxaadarooyinkiisa intii uukusugnaa xarunta deegaanka somalida Ethiopia jigjiga ay waxayna isugu jiren dadka ka,fa,iideystey muxaadarooyinka sheekha madax iyo shacab kala duwan .

Isbuuc kaamil ah oo sheekhu uu kusugnaa xarunta jigjiga wuxuu usiigud bey gobalada kale ee kala ah jarar qoraxay doollo isagoo hada dib ugu solabtay caasimada jigjiga 28-04-2014………

Sheekhu wuxuu tagay gobolka jarar 28-03-2014 waxaana siwayn usoodhaweeyey shacabka gobalka jara risaga iyo wafti baladhan oo uuhogaminayay isuguna jira madax kala duwan wuxuuna halkaa ku qabtay muxaadarooyin kala duwan masaajidka waynee jamaca magalada jarar wuxuuna joogay mudo dhan labo maalmood isagoo halka kula yeeshey kulamo kaladuwan waxgaradka gobalka jarar.

30-03-2014 wuxuu usii gudbey sheekha iyo waftigii lasocdey bagobolka qoraxay halkaso si aad u baldhan loogu sodhaweeyey wuxuuna kusugnaa sheekhu magalada qabdahar afar maalmood isagoo kuqabtay halka muxaadarooyin kaladuwan labada masaajid ee kala ah hudda iyo raxma halkasoo shacab aad u farabadan ayka soqaybgalen dhagaysiga muxaadarada iyadoo labada masiijidba ay aad ubuux sameen shacabkuna fadhiyeen tan iyo banana kawadooyinka soo gala masaajidka .

Shekhu wuxuu kulamo kala duwan laqatay shacabka kudhaqan qabdahar iyo wax garadka cuqasha dhalinyarada waxayna kawadahadleen sidiikor loogu qaadilaha kaqayb qaadashada fidinta dacwadaislaamka.

Waxaa kamuuqatay shacabka iyo masuuliyiinta kala duwan ee sheekha melkasta oo uutago kusodhawayneysey farxad aad uwayn iyago kufaraxsan booqashada sheekha.

Maalin talada ah 03-04-2014 sheekhu wuxuu ka anbabaxay magalda qabridahare wuxuuna safarkiisu kujiheysnaa dhinaca gobolka doollo waxayna tageen dagmada yucub ee katirsan gobolka doollo waxayna kusugnaayeen isaga iyo waftigiisu halkaa shan malin wuxuuna kuqabtay hal muxaadaro masjidka jamaca eedagmada yucub.

Sheekha safarkiisii wuu sii watay waxayna gaadhen asaga iyo wafdigii uu hogaminayay magala madaxda gobolka doollo ee wardheer 04-04-2014 waxayna kusugnayeen shekha iyo waftigiisu halkaa mudo dhan shan malmood.

Isagoo halka kasojeediyey muxadarooyin kaladuwan oo shacabka kudhaqan wardheer ay aad ugafa,iideysteen waxana kaso qayb galay shacabaad u farabadan.Inta uu kujirey sheekhu safarkiisa waxaa loosameeyey martiqaadyo aad u kala duwan wuxuuna kulayeeshey kulamo kala duwan wax garadka cuqasha odayasha iyo dhalinyarada kulamo waawayn oo kaladuwan waxayna kaga wada hadleen sidii loosii anbaqaadi lahaa sidii kor loogu qaadi lahaa dacwada diinta islaamka.

Shekha iyo waftigiisu waxay kadhaqaaqen magalada wardheer iyagoo tarikhdu markayahayd 09-04-2014 kudhelmadey dagmada Gallaadi waxayna kusugnaayen mudo laba maalmood ah waxayna kuqabteen labo muxaadaro masaajidka jamaca ee galladi

Sheekha iyo waftigiisu waxay ugadhaqaaqeen magalada gallaadi dhinaca labiley 10-04-2014 waxayna kusiiqabteen hal muxadaro muxaadaro .

umal ddsi1 umal ddsi2 umal ddsi3 umal ddsi4 umal ddsi5 umal ddsi6 umal ddsi7 umal ddsi




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured