MADAXTOOYADDA SOMALILAND OO KA SAASTAY HADALKII MUUSE BIXII

0
Monday May 05, 2014 - 20:50:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1115
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MADAXTOOYADDA SOMALILAND OO KA SAASTAY HADALKII MUUSE BIXII

    Hargeisa(xogreebnews.com-xoggaha naga soo gaadhayaa aqalka madaxtooyada somaliland ayaa sheegaya in aanay ilaayo habeenkii xalay laga seexan.sidaa ilo wareedya looga qaateen ah oo ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-xoggaha naga soo gaadhayaa aqalka madaxtooyada somaliland ayaa sheegaya in aanay ilaayo habeenkii xalay laga seexan.sidaa ilo wareedya looga qaateen ah oo ku Hargeisa(xogreebnews.com-xoggaha naga soo gaadhayaa aqalka madaxtooyada somaliland ayaa sheegaya in aanay ilaayo habeenkii xalay laga seexan.sidaa ilo wareedya looga qaateen ah oo ku dhex suggan madaxtooyaddu uu sheegen shabakadda warar ee xogreebnews.com-in u madaxweynaha ay ku noqotay u qaadan waa kadib markii uu shalay gudoomiyaha xisbiga Mujaahid muuse Biixi cabdi u cadeeyey hankiisa ah inuu doonaayo in uu dalka hoggaamiyo .
gudoomiyaha ayaa waraysi siiyey laanta af-ka soomaaliga idaacadda BBC-DA maalintii shalay kaaso naxdin ku noqday madaxtooyada

madaxtooyadda ayaa laga suggaya inay ka jawaabto dareenkeeda ah inay raali ka tahay iyo in kale.ariintan ayaa ka danbeeysa kadib markii uu soo dhammaaday shir weynihii xisbul xaakimka kulmiye kaaso lagu doortay hoggaanka shantaa sanno ee soo socotaa
xogreebnews.com-office Hargeisa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured