![]() Daawo:Muqaalka Saylaci oo duraya Muuse Biixi ,kashifayana Baratakool-xumadii isaga iyo M.Biixi hoolkii shirweynaha ku dhexmartay,Raaligelina ka bixiyey.
Hargeisa-(Xogreebnews)-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayaa shalay si weyn u cadhoodey ka dib markii kursigii uu isagu talo galay inuu ku fadhiisto uu ka fadhiistay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylaci
Hargeisa-(Xogreebnews)-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayaa shalay si weyn u cadhoodey ka dib markii kursigii uu isagu talo galay inuu ku fadhiisto uu ka fadhiistay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylaci ,Hase yeeshee Muusena Kursiga ku xiga loo baneeyay.Muuse biixi ayaa markuu arkay Saylaci oo kursigiisii fadhiya dhex fadhiistay Ergadii shirweynaha Balse Madaxweyne ku xigeenkii ayaa isna ka daba kacay oo dhinac fadhiistay Muuse taas oo sababtay aakhirkii inay labadooduba ku soo noqdeen kuraastii hore ee loogu talo galay ee ka dudeen markii la soo ladqabeeyay. yeelkeede Saylaci ayaa markii uu Mikirifoonka qabsaday ka hadlay Baratakool-xumadii iyo wixii hoolka ka dhacay ee Halkan ka dhegayso. Leave a comment |
|
Daawo:Muqaalka Saylaci oo duraya Muuse Biixi ,kashifayana Baratakool-xumadii isaga iyo M.Biixi hoolkii shirweynaha ku dhexmartay,Raaligelina ka bixiyey.
Hargeisa-(Xogreebnews)-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayaa shalay si weyn u cadhoodey ka dib markii kursigii uu isagu talo galay inuu ku fadhiisto uu ka fadhiistay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylaci