XOG-RASMI AH: ShirkaddiiShidaalkaEeDeegaankaNabaad-guuriseyHalkey Ku Dambeysey?Qalinkii :LiibaanXaajiFagadhe HADAAN GUGII KUU KORDHAA GABOW MOOYEE KU TARIN GARAAD IYO WAAYO ARAG ILEYN WAX MA DHAANTID GEED

0
Saturday April 05, 2014 - 08:23:17 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1275
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XOG-RASMI AH: ShirkaddiiShidaalkaEeDeegaankaNabaad-guuriseyHalkey Ku Dambeysey?Qalinkii :LiibaanXaajiFagadhe HADAAN GUGII KUU KORDHAA GABOW MOOYEE KU TARIN GARAAD IYO WAAYO ARAG ILEYN WAX MA DHAANTID GEED

    HADAAN GUGII KUU KORDHAA GABOW MOOYEE KU TARIN GARAAD IYO WAAYO ARAG ILEYN WAX MA DHAANTID GEED( Maansadii GURMAD eeAbwaanGaariye).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

HADAAN GUGII KUU KORDHAA GABOW MOOYEE KU TARIN GARAAD IYO WAAYO ARAG ILEYN WAX MA DHAANTID GEED( Maansadii GURMAD eeAbwaanGaariye). Qalinkaqoraalkiisu ma istaagoilaauukhadkukadhamaadointaQarankaniyoShacbigaalleudireynaTalloiyoTusaaleynba way wadayaanemiyeynuAkhristeisbawaydiinmaalintiiShaleyMaxaainoobaaqiahaaooaynuiswayiineybal tan Bari ha inoojoogta’eooEebeinagusimo’eaynudhameynowixiihore.
Baadi-doonkailo-dhaqaaleiyokheyraadkadalkaoolagafaa’idaysto, waamasuuliyadsaaranciddamarkaasxilkaiyohoggaamintataladadalkahaysa, ha kuguulaysatoama ha kufashilantee. Muwaadinkanawaxakuwaajib ah inuutaageerokunagarab-joogsadoguushalagakasbadotallaabokastaoowaxtarkeedumanaafacaad loo simanyahayoo horsed u ahbulshadadhammaantood.

Haseyesheewaxabiyo-kama-dhibcaan ah islamarkaanasharcigaiyowaajibaadkuqofkasuxufiga ah kasaaranbulshadiisaunatilmaamayasixitaankaqaladaadkajiraeediiraddaqalinkuqabato, balsewaxareebban wax kastaoocidgaar ah lagudurayoooujeeddoxambaarsan.
Waxaaanmaantaqalinka u qaatayinaanakhristaha u soobandhigoarrinlagayaaboinaadbadankiinutabaysaan, balsemujtamacaintiisabadanilagayaaboinayiskabailloobeen.
Walimiyeynu is waydiiney SHIRKADII SHIDAALKA EE DEEGAANKA NABAADGUURISEY HALKEY KU DAMBEYSE?(GENEL ENERGY)JawaabtaQofkastaisagaayaaLaabtiisakuheyta.

ShirkaddiiShidaalkakabaadhaysaydalkaeedabayaaqadasannadkiihorearrimahaammaan mar-marsiiyahalaynoogadhigay, kana baxdaydalka, xukuumadduilaawakhtigankamayhadal, wallow ay wasiirrokadabatageenkulamo la yeesheenmasuuliyiintashirkaddaas, kulankaasoomarkiidambesuurto-galiyeyinuudalkabooqashokuyimaaddoNinkauguSareeyaShirkaddaGenel EnergyeebaadhistaShidaalkawaddaygobollada Bari eedalka.
Balhada dib aanidiinXasuusiyoWasiirkamacdantaeeSomaliyaCabdirisaqCumarMaxamed,isagaoobishii10/2013horaanteedii kahadlayamunaasabadlagusoocasumaykambaniyadabetrolkaookadhacdaymagaalada London, ayaawaxa u dib uguyeedhaydhamaankambaniyadiibatrolkaeekahowlgalijiraywaddankaSomaaliyawakhtigiikahooreeyay1990.
Isagaoowaxbakamajiraankutilmaamaywaxau uguyeedhay HeshiisyadaMaamulGoboleedyada.waxauuintaakudaray in ay la sooxidhiidhaandowladafadaraalkacidii ay danikahaysoqoditaankakhayraadkadalka.
Aanidinlawadaago, Qoraal ay dawladdaSoomaaliya u qortaymasuuliyiintaShirkadahahowlahabaadhistashidaalkakawada Somaliland, kaasookuqornaaluuqaddaAfkaIngiriisiga, unadhignaasidan:
“Somalia’s federal government, seeking to reassert control over the war-ravaged country, said oil exploration licenses issued by regional governments in the Somaliland and Puntland regions of country are invalid.
Genel Energy Plc (GENL), Africa Oil Corp. (AOI) and Ophir Energy have won licenses to search in Somalia’s semi-autonomous regions, “Any contract that was given or awarded by a federal member state is not valid,” National Resources Minister Abdirizak Omar Mohamed said today at a conference in London. Companies holding those licenses “should start negotiations with the federal government.”

HadalasocooowakhtigaaShirkadii GENEL ENERGY waxaykugudojirtayHowlihii ay kawadey Somaliland markaliyaayuunbaynumaqalneyshirkadii way cararteyooAmaandarroiyowaxyaaboaanloojooginayeykagabaxdeywadankalaysmabawaydiinmaxaakajira'eqofkastaasidaasayaabauuiskuqanciyey. WaxausbuucaasuuniyagunadiideyGaroonkahargeysainayduulimaadyadiisiiwadaanDiyaaradii ay Ethopiasoodiryay ,ShacbigaiyoSaxaafadubawaxaysugayeen in arimahanisbiirsadeyxukuumaddukahadashomarkii ay hadasheynaShacbigaiyoMucaaridkaaarintaGenel EnergydushalagaSaarey. 11/11/2013 Ayaan sooheleyMacluumaadkiisaxdaahaaeemarkaajireyoowaxbadanaanidiinkuqeexeyhadabamacluumaadkaabalhalkankabogo
HALKAN GUJI FAAHFAAHIN DHEERAADA
Intaamarkaaynuislasoogaraneywaxa Safar aan la filayndalkaTurkiga kutagaywaftiuuhorkacayoMadaxweyneSiilaanyo, waausbuucka dib uunmarkiishirkadanGenel Energy ay dalkakasoocarartey. Madaxweynuhumarkiiuukasoolaabtaysocdaalkaas, waxauuinoosheegey in ay mashaariic ay kujirtotaageeradadhaqaaleeewaddadaceerigaabo ay u ballan-qaaddaydawladdaTurkigu.
Waxaasexaqiiq ah in ay waftigaalagadhaadhiciyey in shirkadiiGENEL ENERGYeeshidaalka ay maamulkeedaiyoxidhiidhkeeda la wareegtaydawladdaSoomaaliya, arrintaasooweji-gabaxiyoCeebku ah madaxdaQarankeennaooaanilaaimmikabulshada u sheegin, balselagumarin-habaabiyeytaageeradamashruucdhaqaalahakubaxailaaimmikashacbigalagaururiyo.

GUN BAA HAAN LAGA UNKAA
DUQBAA GEEL LOO TUBAA
GOWBAAN KA AQAAN DURBAAN
WAXAA GEED LALA KACAA
GANKAAD TAHEY ERER LA DA'A
GAFKANA BASHARBAAD UTAHEE
HADAAD KA GAROWDO QALAD
GOBEY CAADADEEDA TAHEY
WAXAAN GODOBTIISU HADHIN
GAR AAD LEEDAHEY OO UU OGYEY
NINKAAGA MASUUGEY GOLE(MurtidiiMarxuunGaariyeiyoMaansadii GURMAD).

Qayloiyojahwareerayaashirkadoyaryaroomaalgashiahaa ay wasaaradamacdantukudawakhiseywaakuwailaahadaislacakiraneeWasiirka la Horkeeney Golahawakiiladaooiyagunanoqdeymeeldadkalagukalagoostoooshaqadeediibailowdeymarkiiwaxbaleyslafahmiwaayeywaxaalagubalamey in dib uuWasiirkumarkaleuhoryimaadoGolaha. Maxaaintaahadabaxigeywaxaaaanheleyxogtiiiyogobo'diishirkadaiyoshaqadauuwasiirkamacantuuuhayoeemadaxweyneSiilaanyona la ogyey ,dhawaansidhuumasho ah ooaan la ogeynwaxasafarqarsoodiyakuyimiWasiirkaWasaaradaMacdantaiyoTamarta Xuseen Cali DucaalemagaaladaLondnwaxaanukulamoqorshaysanooqarsoodiya la sameeyeydowladaSomaliyaiyagookawadahadlaayey in loo fasaxoshirkadiisi ay howlihii u bilowdoilaynwaakiimadaxweynaheenaiyowaftiguusaxeexeen in Kheyraatkeena ay MaamulaanSomaliya e Kaagasiidaranewaxauuarintankasameeyeylacag $2 MILLION oohadautaalDahabshiil,InagoonoolayaaninwalbaooXilhayaiyoWasiirkastaaiskudayayaainuuHantiinagalatagoXaaraan ah balsewaxaaneyogeynba in xisaabtiiIllaaheykadambeysoninkastooShacbigaamasaakiinta ah boobaWaxyaabhamarkiiaanarintandabagaleyeeigasiiyaabiyeynaka mid ahaawaxa ay aheydbalwasiirkaneegMacantashaqadiisiibawaxaynoqoteyinuuShirkadolagamaamulayoSomaliyauuDILAALO.Goormaayeynu wax wadayeelaneydowladanaynujaarkanahey ,waxaahaboonhadaynushacbinaheyinaynuruntaaynuquluubteenagalinoooaynubal dib uraacnowaxyaabihiihore .
WAXAA GABEY LAGU SAXDAA
CANDHUUFTU GAFTAA DALQADA
MARKUU MIRIDH GUUD KA DHAYO
GOLXOO DHAMI MAAHA DHALAN
MARBAY GED KALEETO TAHEY
DIBNOO GARGARIIRA IYO
GANGADA WAXA KEENTA BEEN(MaansadiiGurmad)
Somaliland Qarankeediiqaybqaybayaalooguwareejiyeydowladasomaliyawaxnaumadii ma ogaoomaalinbasheekoyariyoaflaamcusubayaakawaankalaynoosaaraaiyadootiihoresiaynaanuraacinmarkaadeewaxaynuiskabanoqoney noolahauguilowshaabadan wax EebeabuureyooBadakunooloo la yidhaaGOLD FISHwaxauu wax kuilaawaamudo Hal ilbidhiqsikaluunkaasi.
Guntiiiyogabagabada, waxaainoo cad Shacbiyow in ladoonayoQarankiiaynuusoodhimaneyeeaynudhiig,maaliyodheecaanba u shubney in hooshoos loo fasaxooomaalinbaintalaynagashankarolaynagawareejiyoeebalhalagunoqdoooXukuumadaiyoMadxweynahahalawaydiiyoXaqiiqdaiyodhabtajirtaookadabatagnoHalka ay martaySHIRKADII SHIDAALKA EE DEEGAANKA NABAADGUURISEY HALKEY KU DAMBEYSEY.
DHAMAAD
GUUL ALLA





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured