WAR CULUS:Golaha Deegaanka Sheffeild oo ansixiyey Aqoonsiga Madax-bannaanida Somaliland+video

0
Wednesday April 02, 2014 - 20:50:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 953
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR CULUS:Golaha Deegaanka Sheffeild oo ansixiyey Aqoonsiga Madax-bannaanida Somaliland+video

    Sheffeild(xogreebnews.com- Mudanayaasha Golaha Deegaanka ee Magaalada Sheffeild ee waddanka Boqortooyada Ingiriiska (UK/Britain), ayaa galabta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey ajandaha Kal-fadhigooda oo uu ku jiro Mooshin dhigaya in Ingiriisku aqoonsado

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheffeild(xogreebnews.com- Mudanayaasha Golaha Deegaanka ee Magaalada Sheffeild ee waddanka Boqortooyada Ingiriiska (UK/Britain), ayaa galabta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey ajandaha Kal-fadhigooda oo uu ku jiro Mooshin dhigaya in Ingiriisku aqoonsado madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland oo 22 sano oo ay Sheffeild(xogreebnews.com- Mudanayaasha Golaha Deegaanka ee Magaalada Sheffeild ee waddanka Boqortooyada Ingiriiska (UK/Britain), ayaa galabta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey ajandaha Kal-fadhigooda oo uu ku jiro Mooshin dhigaya in Ingiriisku aqoonsado madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland oo 22 sano oo ay jirtay aan ictiraaf caalamka ka helin.
Mooshinka qodobbadiisu dhigayaan oo uu Golahaas soo hor-dhigay Xildhibaan Mohamed Maruuf oo ka tirsan Golaha Deegaanka Sheffeild, ayaa maalmihii u dambeeyey si weyn ay Bulshada Somaliland ee gudaha iyo dibedda waddanka ku dhaqan, ayaa fadhiga Mudanayaasha Golahaasi kaga doodeen mooshinkaas oo ay maanta yheen waxaa ka xaadiray 88 Xildhibaan.

Waxa oggolaaday inay Madax-bannaanida Somaliland aqoonsadeen 86 Xildhibaan, waxa diiday hal Mudane, isla markaana waxaa ka aamusay hal Mudane, sidaas ayaanu ku ansaxay Mooshinka aqoonsiga Somaliland, kaasoo la hor-geyn doono Baarlamaanka waddanka UK oo iyaguna dood ka dib diidi kara ama ansixin kara.
Shirkan waxa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland oo uu ka mid yahay Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibeadda Maxamed Biixi Yoonis, Wasiirka Ganacsiga iyo maalgashiga Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Xuseen Cabdi Ducaale iyo guddoomiyaha golaha wakiilada C/raxmaan Maxamed Cabdillaahi Cabdilaahi (Cirro).
Sidoo kale waxa lagu wadaa in ay shirkan golaha deegaanka Sheffield ka qayb-galay boqolaal ka mid ah jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan magaalooyinka dalka Ingiriiska gaar ahaana kuwa ku degan magaalada Sheffield, kuwaasi oo xarunta golaha deegaanka ka dhigay dibad-bax balaadhan oo loogu mahad celinayo Golahaasi qaaday.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured