dhaq-dhaqaaqyo la xidhiidha sidii loo taageeri lahaa tiraada Ergeda xisbul xaakimka ee la kordhiyey oo caawa laga dareemaayo aqalka madaxweyne ku xigeenka+muuse bixii oo aan la hayn meel uu jaan iyo cidhib dhigay.

0
Tuesday April 01, 2014 - 20:55:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 975
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    dhaq-dhaqaaqyo la xidhiidha sidii loo taageeri lahaa tiraada Ergeda xisbul xaakimka ee la kordhiyey oo caawa laga dareemaayo aqalka madaxweyne ku xigeenka+muuse bixii oo aan la hayn meel uu jaan iyo cidhib dhigay.

    Hargeisa(xogreebnews.com-gogool xaadhka shir weynaha xisbul xaakimka Kulmiye ayaa laysku mari la'yahay maal-mihii uu danbeeyey,uu hadheeyeen khilaaf ba"aan kaaso sababay in xattaa alaana la qaban kari-la' yahay shir weyna

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-gogool xaadhka shir weynaha xisbul xaakimka Kulmiye ayaa laysku mari la'yahay maal-mihii uu danbeeyey,uu hadheeyeen khilaaf ba"aan kaaso sababay in xattaa alaana la qaban kari-la' yahay shir weyna Hargeisa(xogreebnews.com-gogool xaadhka shir weynaha xisbul xaakimka Kulmiye ayaa laysku mari la'yahay maal-mihii uu danbeeyey,uu hadheeyeen khilaaf ba"aan kaaso sababay in xattaa alaana la qaban kari-la' yahay shir weyna oo astaysana 21 bishii aynu soo dhaafnay.waxanay wararka ay heeshay shabakadda warar ee xogreebnews.com- tibaaxayaan in ay sababta ugu weyn ee laga qaban kari waayey ay ahayd,tiraada ergada oo ay saluugeen qaybo ka mid ah beelaha daraf-yada oo si weyn uga soo hor-jeestay.

hadaba waxaa ay xoggaha ay heeshay shabakadda warar ee xogreebnews.com- ay iftiimiyeen inuu tiraadi la kordhiyey ay saamayn weyn ku yeelatay gudoomiyaha xisbiga Kulmiye oo isaagu ka cadhooday ergayada loo kordhiyey gobolka awdal oo uu ku sababbeeynayo in aanay isaaga wax taageero ah uu hasynin,sidaas daraadeedna aanu aqbaleyn kordhintaas oo ku noqon kartaa mid meesha ka saaraysa.
sidoo kale waxaay ilo diblumaasiyadeedku tibaaxeen,in caawa ay dabaal-deg ku jiraan kooxdaa ku guuleysatay in loo kordhiyo ergada oo uu gadh-wadeenka yahay madaxweyne ku xigeenka somaliland iyo garabkiisa oo uu badan beesha uu kasoo jeedo,waxaa kale oo ay wararku intaas ku dareen in ay jiraan olole lagu xoojinaayo korodhka ergada
muuse bixii ayaan la ogeyn meel uu jaan iyo cidhib dhigay kadib markii uu ka xanaaqay tiraada xubnaha oo hadda laga dhigay kun boqol iyo kow iyo Lixdan Ergay (1161)
xogreebnews.com-office Hargeisa
cabdi casiis bashiir Nuur
info@xogreebnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured