![]() WAR CULUS:Tifaftiraha wargeyska madaxa bannaan ee Foore oo maanta Maxkamada Gobolka Hargeysa looga yeedhay kadib markii ay soo dacweeyeen shirkadaha daawooyinka dalka keena.
Hargeisa(xogreebnews.com_hadaba qoraalka war-qaadaas oo ay shabakadda warar ee xogreebnews.com-heeshay nuqulka mid ah ayaa cadeynaysa geedhitaanka tafaftire cabdi rashiid sheikh cabdi wahaab waxana xusid mudan inay dacwadaas soo gudbiyeen kooxo soo dejiya daaweeyinka dadku cunaan, waxaanu idiin Hargeisa(xogreebnews.com_tafatiraha wargeyska foore ayaa saaka loo keenay war qad ay ku qoraan tahay dacwad loo haysto wargeyska foore oo ay soo gudbiyeen kooxo daawooyinka keena ,taaso la xidhiidha warar uu qoray wargeysku.waxaanay sheegayaan wararka anuu helnay inay dacwadan ay usoo gudbiyeen kooxo,ganacsato ah kuwaaso si weyn u dhibsaday warkaas yy qoray wargeyska foore
hadaba qoraalka war-qaadaas oo ay shabakadda warar ee xogreebnews.com-heeshay nuqulka mid ah ayaa cadeynaysa geedhitaanka tafaftire cabdi rashiid sheikh cabdi wahaab waxana xusid mudan inay dacwadaas soo gudbiyeen kooxo soo dejiya daaweeyinka dadku cunaan, waxaanu idiin soo gudbinaynaa war-qaadi waana tan ee si weyn uga bogo xogreebnews.com-office Hargeisa Leave a comment |
|
WAR CULUS:Tifaftiraha wargeyska madaxa bannaan ee Foore oo maanta Maxkamada Gobolka Hargeysa looga yeedhay kadib markii ay soo dacweeyeen shirkadaha daawooyinka dalka keena.
Hargeisa(xogreebnews.com_hadaba qoraalka war-qaadaas oo ay shabakadda warar ee xogreebnews.com-heeshay nuqulka mid ah ayaa cadeynaysa geedhitaanka tafaftire cabdi rashiid sheikh cabdi wahaab waxana xusid mudan inay dacwadaas soo gudbiyeen kooxo so