![]() Qarax ka dhacay Kismaayo oo sababay dhimasho iyo dhawac
Kismaayo(xogreebnews.com-Magaalada Kismaayo waxaa saaka ka dhacay qarax xoogan oo lala eegtay ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Sierra Leone oo marayay mid kamida wadooyinka gala xaafada Via Afmadow

Warar ay si hoose u heshay xogreebnews.com- ayaa sheegaya in qaraxan lagu dilay sadax askari oo ka tirsan ciidamada Sierra Leone iyadoo lagu soo waramayo in markii qaraxu dhacay rasaas ay ciidamada Sierra Leone fureen ay waxyeelo ugaysatay dad rayid ah. Leave a comment |
|
Qarax ka dhacay Kismaayo oo sababay dhimasho iyo dhawac