![]() "SHEIKH WAA MAGAALO AAN SI WEYN UGU XIDHANAHAY,WAA MAAGALADII AAN WAX KUSOO BARTAY,WAA MAGAALADII AAN KA GUURSADAY"madaxweyne siilaanyo
Berbera(xogreebnews.com-madaxweyne siilaanyo oo safar dheer kusoo maray dhulka somaliland, isaago soo maray ilaayo saylac ilaa min laas-qoray madaxweyne siilaanyo ayaa safarkani ka dhigayaa mid taarikhda somaliland,ka galay baal dahab ah,isaago dhigay roodh cusub oo aan wali dhigin madaxweynayaashi soo maray somaliland .
Berbera(xogreebnews.com-madaxweyne siilaanyo oo safar dheer kusoo maraydhulka somaliland, isaago soo maray ilaayo saylac ilaa min laas-qoray madaxweyne siilaanyo ayaa safarkani ka dhigayaa mid taarikhda somaliland,ka galay baal dahab ah,isaago dhigay roodh cusub oo aan wali dhigin madaxweynayaashi soo maray somaliland . safarkan ayaa meel walba madaxweynaha loo soo dhoweeyey,si weyn isaago ay ka yaabiyey madaxda asxaabta,madaxweyne siilaanyo ayaa saaka kasoo kalahay magaalo madaxda Togdheer oo uu habeen Hore uu kusoo hoyday.madaxweynaha ayaa xadhiga ka jaray mashaaric tiro badan isaaago dhinac kaleena dhagax dhigay kuwo kale. magaalooyinka shiikh ayaa ka mid ah magaalooyinka sidaa weyn looga soo dhoweeyey,waftiga madaxweynaha isaago saaka uu si weyn uga qosliyey,dad weynihii soo dhoweeyey oo uu madaxweynahu si weyn uu ula kaftamay.wuxuuna sheegay in ay iskaaga dhow yihiin,magaalada shiikh oo uu ka guursaday ,dalka intiisa kale madaxweynaha ayaa saaka sii niyad sami ah ula kaftamay Degmada Shiikh wuxuuna yidhii "shiikh waa magaalo aan si weyn ugu xidhanay,waa maagalo aan wax kusoo bartay,wana magaaladii aan ka guursaday,waxaa naga dhexeeya xidhiidh gaar ah" sidoo kale madaxweynaha ayaa amaan ballaadhan uu jeediyey dadka deegaanka shiikh oo ah maagalo si weyn ugu wanaagsanayd xagga wax barashada Berbera xogreebnews.com-office Hargeisa Leave a comment |
|
"SHEIKH WAA MAGAALO AAN SI WEYN UGU XIDHANAHAY,WAA MAAGALADII AAN WAX KUSOO BARTAY,WAA MAGAALADII AAN KA GUURSADAY"madaxweyne siilaanyo
Berbera(xogreebnews.com-madaxweyne siilaanyo oo safar dheer kusoo maray dhulka somaliland, isaago soo maray ilaayo saylac ilaa min laas-qoray madaxweyne siilaanyo ayaa safarkani ka dhigayaa mid taarikhda somaliland,ka galay baal dahab ah,isaago dhi