Maayarka Gabiley Iyo xil.C/lahi black Oo Awood Dad Dan Yar ah Kaga Qaaday beero…
Qaybti 2 aad (Magacagu yuu noqon mid xuuman ka marag kaca )
Hadi umada uu shaqeeyiiyo laga dhiigo adeege ha is odhan cidi kuma arkayse beero qaado
Maayarka Gabiley Iyo xil.C/lahi black Oo Awood Dad Dan Yar ah Kaga Qaaday beero… Qaybti 2 aad (Magacagu yuu noqon mid xuuman ka marag kaca ) Hadi umada uu shaqeeyiiyo laga dhiigo adeege ha is odhan cidi kuma arkayse beero qaado) Akhristayaal rali ahaada intiini qaybtii hore lasocotay.hana moodina in aan mawduuci ka baxnay ee ciiwankaynu u bedelay sidi saxda ahayd Hadii anhalki kasi wadno dulmiga iyo boobka ay ku bohoobeen,labada masuul ganacsade maxamed dhere iyo juufadooda aan iidin xasuusiyo waxay ino maraysay in dadka beeraha laga qaaday ay ka mid ahaayeen dad biiri maa gaydo ah dadkas waxa ka mid ah wiil ay abti uu yiihin labadan masuul iyo dhamaanba beesha gobolka gabiley dhalasho ahaan a kasoo jeeda konfurtaHargeysa (salaxlay) hasa ahate aan waligii arag waxaa uu ku dhashay ku bar-baray kuna gursaday caruurtiisuna caruuro kusii dhashay deegaankan ay ugu owood sheegteen kooxdan ma xishootada dhib iyo dheefba waxa uu la wadagii jiiray abtii yaashi dhul beeredkan waxa la qaabsaday iyado banan ah hase ahaate waxa ayaan daro in manta lagu qaabsado oo beertiisi oo biqiil so baxay ah cagaf la geeliiyay laguna jar-jaray gaadhwadeena ak ahayeen labadan masuul’ Belo ku degtay’ sharafi dhiimatay away karamadi .xushmadi .qadariinti uu ………………. Lasoco qaybta danbe Xasan Jirde Aw Maxamud TEL;4778586. Email shabeel450@live.com Leave a comment |
|
Maayarka Gabiley Iyo xil.C/lahi black Oo Awood Dad Dan Yar ah Kaga Qaaday beero…
Qaybti 2 aad (Magacagu yuu noqon mid xuuman ka marag kaca ) Hadi umada uu shaqeeyiiyo laga dhiigo adeege ha is odhan cidi kuma arkayse beero qaado