General Xasan Maxamed Xuseen Oo Lagu Wado In Laga Dhigo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ah na Duqa Magaalada Muqdisho

0
Wednesday February 26, 2014 - 16:45:40 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1076
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    General Xasan Maxamed Xuseen Oo Lagu Wado In Laga Dhigo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ah na Duqa Magaalada Muqdisho

    Muqdisho(xogreebnews.com--Dowladda Federalka ee Soomaaliya, ayaa damacsan in ay isbedel ku sameyso Hogaanka Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com--Dowladda Federalka ee Soomaaliya, ayaa damacsan in ay isbedel ku sameyso Hogaanka Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan). Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidamada Qalabka Sida General Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa loo wadaa in loo magacaabo booska uu baneynaayo Maxamuud Axmed Nuur.
Warar lagu kalsoonaan karo, ayaa waxay sheegayaan in Madaxweynaha Soomaaliya uu qalinka ku duugay, in General Muungaab uu u magacaabo Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho.
General Muungaab, ayaa waxaa lagu wadaa in lagu soo magacaabo Wareegto la filaayo, in saacadaha soo socda laga soo saaro Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Federalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Magaalada Muqdisho, ayaa si weyn looga hadalhayaa isbedelka lagu wado in lagu sameeyo Tarsan, iyadoo ay dadku qaarkood ku sheegayaan in Tarsan uu horumar ballaaran ka sameeyay Magaalada Muqdisho, tan iyo 2010-kii oo uu xilka soo haayay



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured