![]() WASIIRKA DUULISTA SOMALILAD OO KU FAANAY WAX-QABAD ANNU LAHAYN IYO MADAARKA BERBERA WALI QABYO AH.
Labada madaar ee Hargeisa iyo Barbera ayaa wakhti badan dib uu dhacay iyaado waxaa laga qabtayna ay ahaayeen,kab-kab iyo dhalaalin guud balse an haba yaaratee,laga qaban wax la taaban karo oo muuqda,taaso ay sababtay in wasiirku ku faano wax qabad an u dhoweeyn wixii laga rabay,isla
wasiirka wasaaradda duulista iyo hawada somaliland maxamuud xaashi cabdi ayaa maanta kor meer ku tagay magaalo xeebeedka saaxil kaaso uu sheegay in ay ka war bixi doonaan,dhismaha madaarka magaalada Berbera,oo muddo laba sanno iyo badh ah qabyo ahaa oo lagu qaatay malions doolar,oo ay inagu deeq-day dawlada kuweyt, lagana soo qaaday,lacagtaas oo an lo maamulin siday ahayd in lo maamulo. Labada madaar ee Hargeisa iyo Barbera ayaa wakhti badan dib uu dhacay iyaado waxaa laga qabtayna ay ahaayeen,kab-kab iyo dhalaalin guud balse an haba yaaratee,laga qaban wax la taaban karo oo muuqda,taaso ay sababtay in wasiirku ku faano wax qabad an u dhoweeyn wixii laga rabay,isla markaasna ay deeqda lo dhiibay wasiirka inay ahayd,mid xadigeedu badan yahay,kamana muuqato meel ay gashay lacag gaadhaysa 12 milyan oo doolar. Hadaba waxay arrinta yaabka leh ay nootay bulshadu ka daawaty Tv-yada dalka wasiirka wasaaradda duulista iyo hawada somaliland isaagoku faanay wax qabad annu lahayn,kadib markii uu waayay wax qabad uu ku faano,isaago sheegay ku darsaday buggiisa khudbada,wadooyinka oo an shaqadiisa ahayn balse ay uu geeysay fudaayd iyo guul-wadeyn an la garaneyn meel ay kasoo jeedo sabab ku kaliftay wakhti xaadirkan,wasiirku waxaa uu shegay in la dhisaayo wado isku xidhi doonto itoobiya iyo somaliland taaso ay dadku garan waayeen,sababta uu wasiirka oo looga fadhiyay in uu iftiimiyo,meesha ay ku baxday lacagtii kuweyt oo anay muuqan meel ay gashay. Sidoo kale wasiir oo madaar berbera had iyo goor ku faano ayaan ka qaban wax qabad muuqda,marka laga yimmaado kab-kab iyo terminaalka oo qudhiisa ay lacag badan ku bixisay hay’ada,ka mid kuwaa ka hawl gallaa dalka sidoo kale wasiirka ayaa qabyaalad kula dhaqma shaqaalahada ka hawl-galaa madaar oo uu eryay kuwii dhalaasho ahaan kasoo jeeday gobolka saaxil,isaago ku bedelay kuwoo ay isku reero yihiin wasiirka duulista Qalinkii Maxamed Daahir Guuleed Emeil:maxameddaahir74@hotmail.com Hargeisa/somaliland
Leave a comment |
|
WASIIRKA DUULISTA SOMALILAD OO KU FAANAY WAX-QABAD ANNU LAHAYN IYO MADAARKA BERBERA WALI QABYO AH.
Labada madaar ee Hargeisa iyo Barbera ayaa wakhti badan dib uu dhacay iyaado waxaa laga qabtayna ay ahaayeen,kab-kab iyo dhalaalin guud balse an haba yaaratee,laga qaban wax la taaban karo oo muuqda,taaso ay sababtay in wasiirku ku faano wax qabad an