![]() WARDEG-DEG AH:ABWAAN JAAMAC RIYO OO NIN KASOO JEEDA BEESHA SIILAANYO SHAAH KULUL-KU WEERAARAY,MAQAAXI KU TAALLA GOLLAHA WAKIILADA IYOCIDA SOO DIRTAY.
Hargeisa(xogreebnews.com-mudaane katirsan goolaha wakiilada ayaa goordhowaayd laguweeraaray koob shaahah oo kulul kadib marku arkay xildhibaanka ayuu ku tuuray ereeyo sida ay xogreebnews.com-u xaqiijiyeen dad goob joog Hargeisa(xogreebnews.com-mudaane katirsan goolaha wakiilada ayaa goordhowaayd laguweeraaray koob shaahah oo kulul kadib marku arkay xildhibaanka ayuu ku tuuray ereeyo sida ay xogreebnews.com-u xaqiijiyeen dad goob joog ahaa wuu xuuna sidaa la sheegay ninka lasoo diray ahaa maamulihii hore ee madaarka Burco cabdilaahi duguulo,oo hada ka tirsan saraakiisha sarsaare madaarka Hargeisa.
hadaba daba-gal ay shabakadda warar ee xogreebnews.com samaysay ayaa lagu sheegay in xil-dhibaanka la raadidinaayay maal-mahaanba asaago la sheegay in ninkan looso diray,ay si weyn isaagu xidhnaayeen wasiirka duulistaoo ah shiikhsi ay ka suuroowdo inuu sammeeyo wax-walba waxaanu goordhow idiinsoo gudbin doona xoga dheeraad ah. Abwaan Jaamac Faarax Axmed Oo ka tirsan xildhibaanada golaha Guurtida Somaliland, islo markaana ah abwaan, fannaan iyo jilaa ka tirsan bahda fanka Somaliland, ayaa allifay oo soo saaray hees aan weli la tumin oo uu ugu magac-daray “Soo Daata” Waxa aad halkan hoose ka akhrisan doontaan midhihii heesta oo idinku aad micnaysan doontaan: Siyaasadii dibadiyo Dalkiyo tii tiil gudaha Dariiqeedii ka baydhay Dagtoo wax isdaba maryaysay Dil iyo dhagar noo horseeday Tashiga duul kula wadaagay *** ******** Soo doog baan lahaaye Ka sii dar hadii ay ahaatay Dan guud iyo boobisteeda Duul ooman waraabintooda Adoo duma-baa roone Dilaalka badheedhayoow **** *** Dushiinay ceebi taale soo data Kuwii idinkaa ka darane soo data Diir iyo ayax oomanoow ka data Xilkaanu kuu dooraniyo Dantii Somaliland Dayaysay daryeeli wayday Qabyaaladii daaha qaaday Doc iyo reer-reer istaagtay Shir beeleed dib ugu guurnay Danqaabadii aad abuurtay Dix iyo ceel lama wadaago Sidaad duulaan tihiin Dalkiyo beeshaba qabsaday Dagmadu tiinii ahayn Hadhuubkiyo doobigii Markaw darandoorideen Dushiinay ceebi timide Soo data Kuwii idinka ka daran soo data Diir iyo ayax oomanoow ka data Dir iyo daabaan gabaay ka daado Waa erayadii Abwaan Jamaac Faarax Axmed (Jaamac Riyo) Hargeysa, office xogreebnews.com Somaliland cabdi casiis cheif editor xogreebnews.com Leave a comment |
|
WARDEG-DEG AH:ABWAAN JAAMAC RIYO OO NIN KASOO JEEDA BEESHA SIILAANYO SHAAH KULUL-KU WEERAARAY,MAQAAXI KU TAALLA GOLLAHA WAKIILADA IYOCIDA SOO DIRTAY.
Hargeisa(xogreebnews.com-mudaane katirsan goolaha wakiilada ayaa goordhowaayd laguweeraaray koob shaahah oo kulul kadib marku arkay xildhibaanka ayuu ku tuuray ereeyo sida ay xogreebnews.com-u xaqiijiyeen dad goob joog