Ma Dhabba In Wasiir Cukuse Lagu Xidhay Dalka Eithopia

0
Friday November 22, 2013 - 21:33:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1253
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma Dhabba In Wasiir Cukuse Lagu Xidhay Dalka Eithopia

    Hargeisa(xogreebnews.com-Wasiirka wasaradda warfaafinta iyo wacyi-gelinta mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir(cukuse) ayaa dhowaan u socdaalay dalka aynu jaarka nahay ee eithopia, ayaa la sheegay in lagu xidhay magaalada addis abeba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Wasiirka wasaradda warfaafinta iyo wacyi-gelinta mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir(cukuse) ayaa dhowaan u socdaalay dalka aynu jaarka nahay ee eithopia, ayaa la sheegay in lagu xidhay magaalada addis abeba

Hargeisa(xogreebnews.com-Wasiirka wasaradda warfaafinta iyo wacyi-gelinta mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir(cukuse) ayaa dhowaan u socdaalay dalka aynu jaarka nahay ee eithopia, ayaa la sheegay in lagu xidhay magaalada addis abeba ,ma jiro war rasmi ah oo kasoo baxay xukuumada Somaliland iyo eithopiabalse warar lagu kalsoon yahayayaa sheegay in wasiir cabdilaahi cukuse in qadar sacaado ah lagu xidhay addis abeba gaar ahaana hutel u wasiirku ku degay.

Wararku waxaay xuseen in wasiirka lagu yeeshay lacagta hutel ka u deegana ,Hutelkan oo sida la sheegay lagu magacaabo HILTON kaasoku jiraa sil-siiladaha Hutelada ugu qaalisan dunida oo habeen kii lagu seexdo ugu yaraan siddeed boqol oo doollar $800,wasiirka ayaa lagu yeeshay dayn taaso ay sahaydi kagaga go”day meesha wasiirka waxaa saafarkaas ku weeheliya wasiirul-dawlaha maaliyadda Sahardiid caddaani labada wasiir ayaa ku kala deegay laba Hutel.

Marku dhacay khilaafka wasiirka iyo Hutel ayay sabaabtay in wasiirka lagu xiidho Hutel,waxaay wararku intaas ku dareen in marku wasiirku ku dacwooday in u yahay wasiir Somaliland ay la soo xidhiidheen dawlada Somaliland taaso u safiirka u fadhiya Hargiesa eithopia u kasi daayay wasiirka.

Arrintan ayaa laf jab ku ah nadaamka dawladnimo taaso ay iska caday wax yaabaha lagu xidhay wasiirka dalka aynu jaarka nahay ee Eithopia

Wasiir cukuse ayaa lagu tiriyaa wasiirra had iyo goor u socdaalo dalkan aynu deriiska nahay asaagon sabaabay shaqooyinka u baxo lammana oga halka u salka ku hayo safarkan ay wasiiradu ku joogan dalkaas

Socdaalka wasiirka ayaa la sheegay in kuso laaban doono magaalada jig-jiga ee ismaamulka somaliyeed ee Eithopia halkaaso u wasiirku maalmo ku sugnaan doono waxaay wararku tibaaxen in ay halkaas kula kulmi doona madaxda dawlad deegaanka eithopia taso u kala hadli doono cilaaqaadka labada dawladood ee walaalaha ah .

Qalinki

Cabdi casiis Bashiir Nuur

info@xogreebnews.com

Tel:4144434

Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured