![]() Wasiirka Duulista Somaliland oo shaqadiisii ka doorbiday inuu madaxweynaha Siilaanyo dheg u noqdo
Hargeisa(xogreebnews.com-Intii u dalka ka dhoofay wasiirka xirsi ayaa waxaa an xafiiskiisa kasoo daahirin wasiirka duulista iyo hawada maxamuud xaashi oo aad moodayso
Hargeisa(xogreebnews.com-Intii u dalka ka dhoofay wasiirka xirsi ayaa waxaa an xafiiskiisa kasoo daahirin wasiirka duulista iyo hawada maxamuud xaashi oo aad moodayso in u jaaniskaasun sugaayay in mar un kala hadhaan xirsi iyo madaxweyne siilaanyo. Waxana meesha ka baxday wajib kii shaqo ee u bulshada u hayay oo noqday hal bacaad lagu lisay,asaagon ka baaqsaday in yimmado xil-wareejintii laba agaasime oo ay ahaayd mid dastuuri ah oo anay sinnaba uga maqnaadeen wasiir daamiirkiisu soo jeedo. Wasiirka wasaarada duulista hawada Somaliland Maxamuud Xaashi ayaa mudooyinkii u danbeeyay ku dhex jira xayn daabka madaxtooyada Somaliland wakhti wasiirkii wasaarada madaxtooyada oo ay aad ukala aragti duwan yihiin uu safar dibada ugu maqan yahay,wasiirkan oo fadeexado hor iyo musuq maasuq baahsani u dhexdaadsan yihiin wasaaradiisa ayaa isaga iyo xildhibaan ay hayb wadaagaan oo ay horena uwada galeen fadeexadihii iyo wadhidii ka raacday dib u casriyeyntii garoonka Cigaal ee magaalada Hargeysa ay si wada jira olole ugu jiraan sidii ay madaxweynaha uga dhaadhicin lahaayeen inuu la taliyaashiisa masuuliyiinta ugu tunka wayn ee lagu ag tiriyo wax ka badelo. Wasiir ayaa jaanis ka heelay ka dib marku dhoofay dheegti madaxweyne siilaanyo ee wasiir madaxtooyada oo la sheegay in u waxbarasho u tagay wadaan ka UK ayaa waxaa hawshi ballaadhney la wareegay wasiir ka duulista maxamuud xaashi cabdi oo kusime ahaa isla markaana anay shadiisu u samaxayn in iskaga dheex shaqeeyo wasaaradda duulista iyo madaxtooyada ayaa hadda waxaa u go”ay madaxtooyada. Lama oga sabaabta kaliftay in wasiir maxamuud sidaas oo dhan ugu oommana in mar un noqoon lahaa dheegta siilaanyo waxaany dadweynuhuu is weydiinayaan,marka u soo noqdo wasiir xirsi halka u sal-dhigi doona wasiirka duulistu waxaanay wararka qaarkood sheegayaan in u jiro qorshe ay ku wadaa socdaan dhawr wasiir oo u kow ka yahay wasiir muhanad oo la doonaayo in xilka lagag xayuubiyo kaaso la sheegay in madaxweynuhu ka biyo diiday waxaanu daba-gal dheeraad ah ku sammaydoona wasiirkan aan muddo kasoo xaadirin xafiiskisa la soco… Qalinki Cabdi casiis Bashiir Nuur Tel 4144434 Hargeisa/Somaliland
Leave a comment |
|
Wasiirka Duulista Somaliland oo shaqadiisii ka doorbiday inuu madaxweynaha Siilaanyo dheg u noqdo
Hargeisa(xogreebnews.com-Intii u dalka ka dhoofay wasiirka xirsi ayaa waxaa an xafiiskiisa kasoo daahirin wasiirka duulista iyo hawada maxamuud xaashi oo aad moodayso