![]() Hab-dhaqanada Siyaasadeed ee Xukumada Siilanyo ku soo kordhisay Somaliland iyo Agaasime- Agaasime xil ka qaadey si uu booska uga riixdo.
Hargeisa-(xogreebnews.com)-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista iyo Gaadiidka Hawada Somaliland Axmed WII-Waa Hab-dhaqanada Siyaasadeed ee Xukumada Siilanyo ku soo kordhisay Somaliland iyo Agaasime- Agaasime xil ka qaadey si uu booska uga riixdo.
Hargeisa-(xogreebnews.com)-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista iyo Gaadiidka Hawada Somaliland Axmed WII-Waa ayaa xilkii Agaasimenimo ka qaadey Agaasimaha waaxda duulimaadyada ee Wasaarada Duulista Hawada siciid Mahdi Ileeye (Saqiiro) oo ah khabiir aqoon durugsan u leh shaqada duulista islamarkaana muddo dheer xilkaas hayey. Agaasimaha Guud ee duulista Axmed Wii-waa ayaa xilka ka qaadey Agaasimaha waaxda duulista Saciid Saqiiro xilli wasiirkii wasaaradaMaxamuud Xaashi cabdi dalka debeda kaga maqan yahay inkastoo xogo Qarannews ka soo xigatey hawl-wadeeno ka tirsan Wasaarada Duulista Hawadu xaqiijiyeen in wasiirku ogyahay ,qeybna ka yahay eriga Saqiiro. Sababta eriga Agaasime Saqiiro ayaa lagu xidhiidhinayaa Xil-ka riixasho iyo isfaham daro soo kala dhex gashay isaga iyo Agaasimaha Guud Axmed Wiiwaa ,iskuna maan-dhaafeen arimo ku saabsan waaxda duulista wasaarada oo la doonaayo in la madax baneeyo,lagana dhigo Hayad ka madax banaan wasaarada Duulista inkastaan weli hawshaasi soo afgo’in ,balse Agaasimaha Guud Axmed Wii-waa quudaraynaayo inuu Maareeye ka noqdo, haddana u sii quus-gooyo Agaasimaha duulista Saqiiro oo isaguna isku wada inuu noqdo Maareeyaha cusub ee waaxdaas marka la madax baneeyo ee ay gaar isutaagto. Leave a comment |
|
Hab-dhaqanada Siyaasadeed ee Xukumada Siilanyo ku soo kordhisay Somaliland iyo Agaasime- Agaasime xil ka qaadey si uu booska uga riixdo.
Hargeisa-(xogreebnews.com)-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista iyo Gaadiidka Hawada Somaliland Axmed WII-Waa