![]() MUDANE KA TIRSAN GOLLAHA DEEGAANKA BURCO OO HAMBALYO UU DIRAY SHACABKA
Burco(xogreebnews.com-Iyadoo Lagu guda jiro Farxada Ciidul Adxada ayaa Xildhibaan Cabdi Laki Xassan Xaaji Nuur Oo Kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Burco ayaa Burco(xogreebnews.com-Iyadoo Lagu guda jiro Farxada Ciidul Adxada ayaa Xildhibaan Cabdi Laki Xassan Xaaji Nuur Oo Kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Burco ayaa Hanbalyo Balaadhan U Diray Guud ahaan Umadda Islaamka meelkastoo ay Joogaan Gaar Ahaan Umada Somaliland.
Waxaan uu Xildhibaan Cabdilaki Xassan Xaaji Nuur Hanbalyo u Diray Madaxweynaha Qaranka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Marwadiisa Aamina Waris Sh. Maxamuud Jirde , Golaha Wasiirada Xukuumada Somaliland, Golaayasha Baarlamaanka Iyo Guurtida Kuwa Deegaanka oo uu ugu hanbalyeeyey Farxada Munaasibada Ciidul Adxaa. Xildhibaan Laki aya sidoo kale hanbalyo bogaadin u diray Bulshada weynta Reer Burco uguna hanbalyeeyey Faraxada Ciidul Adxaa ilaahayna uga baryey in Sanadkaa Sanadkiisa uu ku gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo. Xilhibaan Cabdilaki Xassan Xaaji Nuur ayaa kamida Xildhibanaada Dhalinyarada Golaha Deegaanka Degmada Burco kuna soo Baxay Doorashadii Golaha Deegaaka Ee Dalka Ka Qabsoontay , sidoo kale waxaa uu ka mid yahay Xildhibaanada ugu firin fircoon Degmada Burco. Leave a comment |
|
MUDANE KA TIRSAN GOLLAHA DEEGAANKA BURCO OO HAMBALYO UU DIRAY SHACABKA
Burco(xogreebnews.com-Iyadoo Lagu guda jiro Farxada Ciidul Adxada ayaa Xildhibaan Cabdi Laki Xassan Xaaji Nuur Oo Kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Burco ayaa