Qiso Cajiib ah Welibana Jaceyl Ah Dareen Culusna Xambaarsan “Qisada Maanta”.
Qiso jaceyl oo saameyneysa qof waliba oo aqriya ,qisadaan ayaa noqotay mid aad usoo jiidatay laabteyda igaarsiisayna heer xaadeyda ay istaagto intaan dunida Qiso Cajiib ah Welibana Jaceyl Ah Dareen Culusna Xambaarsan “Qisada Maanta”.
Qiso jaceyl oo saameyneysa qof waliba oo aqriya ,qisadaan ayaa noqotay mid aad usoo jiidatay laabteyda igaarsiisayna heer xaadeyda ay istaagto intaan dunida ku noolaa aqbaarada adduunka aqrinaayey Aallad kasto wax lagu qoro qisadan oo kale wali dhaayaheygu meyqaban Waa qiso qof waliba uu qudhiisa la dhacaayo haddii qadarta ALLE iyo nasiibka uusiin lahaa ma uusan ka beyreen dariiqeeda Qisadan oo aheyd mid u dhaxeysa wiil iyo gabar muslimiin ah kuwaa oo is jeclaa muddo dhan lix sano (سبØان الله) ayaa waxaa dhacday in mid waliba niyadiisa ay ku beeranto wal wal iskuna yiraah ALLE subxaanahu watacaalaa kama raalli ahan xiriirkaan aan ku dhisneyn shareecada islaamka asagoo mid waliba qudhiisa (nafsan ahaantiisa) go’aan ku qaatay in uu isaga tanaazulo arinka. midna kan kale lama uusan tashan labadoodiiba mid walibana waxa uu raacay wadadiisa isaga oo inankii isaga safray magaladii ay ku nooleed gacalisadiisa. waxa ay ayaamaha socdaan waqtiga iyo waayahaba isguraan waxaa dhacday in wiilkii uu noqdo xaafidul qur’aan iyo daaci diinta islaamka faafiyo waxa uu sheegay wiilkii in uu mar waliba dareemayey xanuun ku wajahan kasoo dheeraanshaha gabadhii ay isjeclaayeen waxaana uu ALLE niyadiisa ku beeray in uu iska guursado si uu uga nafiso culeyskaan waxaa uu arkay gabar aad uwanaagsan diiniyan iyo aqlaaqiyanba dadka ku hareersana ay aad u amanayaan gabadhaa oo iyadu madarasad ku dhex tiilay masjidka ku barta hablaha qur’aanka kariimka ee qowlkii EEBBE inankii ayaa hooyadii usoo diray gabadha si ay uga soo eegto waxaana ay wiilkii hooyadii ugu bishaareysay in ay tahay gabar ay ka muuqato diinta islaamka nuurkeeda durbadiiba waxa uu bilaabay inankii adeegyadii loogu talagalay guurka waxaana uu habeen yimid gurigii ay daganeyd inantii si uu u eego wajigeeda gabadhii ayaa bilaawday in ay iska qaado indho shareerkii maxaaa dhacay? Markii uu eegayba wajigeeda waxa uu ogaaday in ay tahay gabadhii uu jeclaa ee uu ALLE dartii isaga soo haajiray iyadiina markii ay eegtay waxa ay ogaatay in maanta caalimkaan horfadhiya ee ka doonaayo guurka in uu yahay gacaliyaheedii hore halkaana waxa ku ahaaday wanaag oo idil Leave a comment |
|
Qiso Cajiib ah Welibana Jaceyl Ah Dareen Culusna Xambaarsan “Qisada Maanta”.
Qiso jaceyl oo saameyneysa qof waliba oo aqriya ,qisadaan ayaa noqotay mid aad usoo jiidatay laabteyda igaarsiisayna heer xaadeyda ay istaagto intaan dunida