Shirkii Beesha Sacad Muuse oo la soo gabagabeeyay iyo qodobo mihiim ah o laga soosaray.

0
Thursday September 26, 2013 - 22:08:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1118
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkii Beesha Sacad Muuse oo la soo gabagabeeyay iyo qodobo mihiim ah o laga soosaray.

    Agabar(xogreebnews.com- Shirkii Beel waynta Sacad Muuse uga socday Degmadda Agabar ee Gobolka Gabilay ayaa maanta si rasmi ah loo soo xidhay waxaana laga soo saaray qoddobadan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Agabar(xogreebnews.com- Shirkii Beel waynta Sacad Muuse uga socday Degmadda Agabar ee Gobolka Gabilay ayaa maanta si rasmi ah loo soo xidhay waxaana laga soo saaray qoddobadan
Agabar(xogreebnews.com- Shirkii Beel waynta Sacad Muuse uga socday Degmadda Agabar ee Gobolka Gabilay ayaa maanta si rasmi ah loo soo xidhay waxaana laga soo saaray qoddobadan hoos ku xusan:-

Shirka Hoodaale ee Beelaha Sacad Muuse 26/09/2013

Madasha Agabar

Midnimo-wadajir- Iskaashi

Tirada Beelaha Sacad Muuse 12

Tirada Ergooyinka 750

Shirguddoonka Shirka 11 xubnood

Baaq, Taageero iyo Talo soo jeedin:-


1.

1. Shirweynaha Beelaha Sacad Muuse wuxuu si buuxda u garab taagan yahay jiritaanka Somaliland

2. Shirka Beelaha Sacad Muuse wuxuu taageero siinayaa Halganka ka midho-dhalinta Ictiraafka Jamhuuriyadda Somaliland

3. Shirka Beelaha Sacad Muuse wuxuu taageero buuxda siinayaa Hogaanka Dawladnimo iyo Hab-raaca Doorashooyinka ee uu ku qotomo dhismaha Qaranka Somaliland

4. Shirka Beelaha Sacad Muuse waxa Saldhig u ah adkaynta Nabadgelyada
5. Shirweynaha Beelaha Sacad muuse wuxuu ku baaqayaa in wixii khilaafaad ah lagu dhameeyo wadahadal iyo is af-garad
6. Shirka Beelaha Sacad Muuse wuxuu xoojinaya wada noolaanshaha iyo is dhex-galka beelaha Somaliland ee walaalaha ah gaar ahaana Beelaha Ood-wadaagta ah
7. Shirka Beelaha Sacad Muuse wuxuu soo jeedinayaa Da’yarta iyagu isk leh mustaqbalka dalka inay ka waantoobaan Halaaga tahriibka
8. Shirku wuxuu soo jeedinayaa in arrinta Ceel bardaale lagu dhameeyo Wadahadal, Nabadgelyo iyo sifo sharci ah
9. Waxa shirka beelaha Sacad Muuse lagu dhisay Guddi Horumarineed oo u adeegi doonta Horumarinta Beesha



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured