War Deg Deg ah Kaalinta Shidaalka ee ina Galan Oo Laga Helay Xabaalo Wadareedyo iyo Gudida Xasuuqa Oo Aan Waxba Kala Socon.

0
Wednesday September 18, 2013 - 11:08:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1335
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg ah Kaalinta Shidaalka ee ina Galan Oo Laga Helay Xabaalo Wadareedyo iyo Gudida Xasuuqa Oo Aan Waxba Kala Socon.

    Hargeysa(Xogreebnews)- kaalinta shidaalka ee ina galan ee new Hargeysa oo la isku dayayay in la dhiso ayaa loogu tegay xabaalo wadareedyo, iyadoo la helay dad isku xidh xidhan oo la rumaysan yahay inay yihiin dadkii dawladii kaligii taliyihii Siyaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Xogreebnews)- kaalinta shidaalka ee ina galan ee new Hargeysa oo la isku dayayay in la dhiso ayaa loogu tegay xabaalo wadareedyo, iyadoo la helay dad isku xidh xidhan oo la rumaysan yahay inay yihiin dadkii dawladii kaligii taliyihii Siyaad Barre xasuuqday, waxayna dad goob jog ahi sheegeen in lafihii laga soo guray xabaalaha la geeyey oo lagu soo aasay

War Deg Deg ah Kaalinta Shidaalka ee ina Galan Oo Laga Helay Xabaalo Wadareedyo iyo Gudida Xasuuqa Oo Aan Waxba Kala Socon.


Hargeysa(Xogreebnews)- kaalinta shidaalka ee ina galan ee new Hargeysa oo la isku dayayay in la dhiso ayaa loogu tegay xabaalo wadareedyo, iyadoo la helay dad isku xidh xidhan oo la rumaysan yahay inay yihiin dadkii dawladii kaligii taliyihii Siyaad Barre xasuuqday, waxayna dad goob jog ahi sheegeen in lafihii laga soo guray xabaalaha la geeyey oo lagu soo aasay deegaanka naaso hablood oo bari ka xiga magaalada hargeysa.



Gudida xasuuqa ee Somaliland ayaan ilaa hada wax war ah ka haynin arintan layaabka leh ee ka dhacday kaalinta shidaalka ee ina galan ee xaafada new hargeysa, inkasta oo la sheegay in dadka shacabka ah ee doonaya inay dhistaan kaalintaasi ay qarinayaan lafahaasi ayaa hadana waxaa waajib ah in si deg deg ah gudida xasuuqu uga hal galaan arintan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured