![]() Madaxwaynaha Somaliland oo hadda dalka uga ambabaxaya wadanka turkiga iyo qadar
Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyoayaa hadda ka dhoofaya dalka, waxaanu ku sii jeedaa wadamada Turkiga iyo Qadar.
Madaxwaynaha ayaa la filayaa inuu kulan la yeesho Ra’isal wasaaraha Turkiga Ordagon iyo masuuliyiinta Qadar.
Safarka Madaxwaynaha ayaa waxaa ka sii horeeyay Qaarka mida Golihiisa wasiirada oo ay ka mid yihiin Wasiirka macdanta iyo biyaha iyo wasiirka waxbarashada, kuwaasi u sii gogol xaadhayay Safarka madaxwaynaha.
Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo ayaa hore uga nagaaday Safarka uu ku tagayo wadamadaasi sababo aan la sheegin dartood.
Mawliid Cali Aadan
Caynabanews-office
Hargeysa-somaliland
Mawliid2011@hotmail.com
Leave a comment |
|
Madaxwaynaha Somaliland oo hadda dalka uga ambabaxaya wadanka turkiga iyo qadar
Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyoayaa hadda ka dhoofaya dalka, waxaanu ku sii jeedaa wadamada Turkiga iyo Qadar.