![]() Madaxwayne Siilanyo Oo Maanta Dhagax Dhigay Dhismaha Cusub Ee Wasaarada Boosaha Iyo Maktabadda qaranka
Hargaysa(xogreebnews.com- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) ayaa maanta dhagax-dhigay Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsinta Jamhuuriyada Somaliland iyo Maktabada Qaranka “National Library” taas oo Hargaysa(xogreebnews.com- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) ayaa maanta dhagax-dhigay Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsinta Jamhuuriyada Somaliland iyo Maktabada Qaranka “National Library” taas oo Madaxweynuhu ugu deeqay dhulka loo qorsheeyay in laga Hirgaliyo.
Madaxweynaha oo ay Weheliyaan Qaar ka Mid ah Golihiisa Wasiirada, Xildhibaano iyo Madax kale waxaa Madaxweynaha Warbixin ka siiyay Wasaarada boosaha iyo Isgaadhsiinta Wasiirka Wasaaradaasi Mudane Maxamed Jaamac Abgaal oo Tilmaamay qiimaha ay Wasaaradani ugu fadhido dhismaha qaranka waxaanu Madaxweynaha ugu Mahadceliyay dhagax dhigida Wasaarada boosaha. ![]() Sidoo kale Waxa uu Madaxweynaha Somaliland Mudane Siilaanyo dhagax dhigay Maktabada Qaranka “National Library” Isagoo Sheegay inay qayb weyn ka qaadanayso horumarinta iyo Kobcinta Waxbarashada. xogreebnews.com Hargaysa Office Leave a comment |
|
Madaxwayne Siilanyo Oo Maanta Dhagax Dhigay Dhismaha Cusub Ee Wasaarada Boosaha Iyo Maktabadda qaranka
Hargaysa(xogreebnews.com- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) ayaa maanta dhagax-dhigay Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsinta Jamhuuriyada Somaliland iyo Maktabada Qaranka “National Library” taas oo