![]() MADAXWEYNE KU XIGEENKA MAAMULKA GAROOWE OO KULAN UU SHALAY KULA YEESHAY TALEEX GARAADADA DHULBAHANTE EE DIBAD WAREEGA AH UGU SOO BANDHIGAY QORSHE DAGAAL OO KA DHAN AH S/LAND
Hargeysa,(xogreebnews.com- —Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Puntland Cabdi-samad Cali Shire oo shalay kulan kula yeeshay degmada Taleex ee gobolka Sool Garaadada beelaha Dhulbahante ee Somaliland diidka ah. Sida ay xogreebnews.com- u sheegeen Hargeysa,(xogreebnews.com- —Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Puntland Cabdi-samad Cali Shire oo shalay kulan kula yeeshay degmada Taleex ee gobolka Sool Garaadada beelaha Dhulbahante ee Somaliland diidka ah. Sida ay xogreebnews.com- u sheegeen dad goob joog ku ah magaalada Taleex ayaa tibaaxay in madaxweyne ku xigeenka Puntland Garaadada dibad wareega ah u sheegay in ujeedada socdaalkiisu uu ku yimid degmada Taleex ay la xidhiidho sidii ciidamada qaranka Somaliland ee gacanta ku haya deegaanada gobolka Sool dagaal lagaga saari lagaa, taas darteedna ay ku garab joogsadaan maamulka Puntland qorshahaasi. Waxaanay ilo wareedyadu intaasi ku dareen in Mr C/ Samad Cali Shire u sheegay madaxdhaqameedyada Somaliland diidka ah in maamul goboleedka Puntland ay ciidamo iyo saanad milatari oo lagula dagaal galo Somaliland ay keeni doonto. Dhinaca kale waxay ilo wareedyadu sheegeen in ciidamo maleeshiyaad ka socda maamulka Garoowe oo ku gaashaaman gaadiidka dagaalka oo ka yimid magaalada Garoowe ay shalay galab soo gaadheen degmada Taleex ee gobolka Sool, kuwaas oo wararka sheegeen in maleeshiyaadkaasi la dajiyay duleedka Taleex.
in la wadaa hadal siin doono maamulka taagta yar ee khaatumo
Leave a comment |
|
MADAXWEYNE KU XIGEENKA MAAMULKA GAROOWE OO KULAN UU SHALAY KULA YEESHAY TALEEX GARAADADA DHULBAHANTE EE DIBAD WAREEGA AH UGU SOO BANDHIGAY QORSHE DAGAAL OO KA DHAN AH S/LAND
Hargeysa,(xogreebnews.com- —Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Puntland Cabdi-samad Cali Shire oo shalay kulan kula yeeshay degmada Taleex ee gobolka Sool Garaadada beelaha Dhulbahante ee Somaliland diidka ah. Sida ay xogreebnews.com- u s