![]() Qaybtii 12-aad taariikhda tataarka. qaybtii 11-aad waxaad ku maqasheen iyada oo caasimadii muslimiinta looga talinaayey ee baqdaad gacanta lagu dhigay. halkaas ayeynu ka sii anba qaadi doonaa iyo wixii xigay.![]() Waxaa soo jeedinaaya Sh Mustafe Xaaji Ismaacil Haaruun. Baqdaadii markii uu dhamaaday dagaalkeedu dadka qaar ayaa u qaatay inuu qiyaamihi dhici doona. Talabadaas Waxaa xigay in Caalamul Islaam mar danbe dib looga fikiro. Ibraahim Qaasim Hargeysa-Somaliland Caynabanews-Office Leave a comment |
|
Qaybtii 12-aad taariikhda tataarka. qaybtii 11-aad waxaad ku maqasheen iyada oo caasimadii muslimiinta looga talinaayey ee baqdaad gacanta lagu dhigay. halkaas ayeynu ka sii anba qaadi doonaa iyo wixii xigay.