Shiikh Aadan Siiro Wuxu Sheegayn Masaajidka Xawaadle Kamid Yahay Beesha Shiraysa.Shirkaasna Furmayo Meeshuna Katashan Doonnto Danaheedda Gaar Ahaanteed

0
Saturday August 17, 2013 - 10:30:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1257
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shiikh Aadan Siiro Wuxu Sheegayn Masaajidka Xawaadle Kamid Yahay Beesha Shiraysa.Shirkaasna Furmayo Meeshuna Katashan Doonnto Danaheedda Gaar Ahaanteed

    Tashan Doono Somaliland Waa Siduu hadallka Shiikhu Dhigay Waxaan Kamid Aha Haddaladiisi”Kelmad Yarre Oo Kooban Waxaan Ka Haddlayay Shirka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tashan Doono Somaliland Waa Siduu hadallka Shiikhu Dhigay Waxaan Kamid Aha Haddaladiisi”Kelmad Yarre Oo Kooban Waxaan Ka Haddlayay Shirka Tashan Doono Somaliland Waa Siduu hadallka Shiikhu Dhigay Waxaan Kamid Aha Haddaladiisi”Kelmad Yarre Oo Kooban Waxaan Ka Haddlayay Shirka Galbeedka Lagga Iclaamiyay “Shirkaas Waxaannu Taageersanahay In La Qabto Xaffadani “Masaajidkani Wuxu katirsanyahay oo Tageersanyahay Shirkaas” Ayu” yidhii Shiikh Aadan-SIIRO.Shiikh Wuxu Kalle Kadhawaajiyey In Nin Walba Maslaxda Leh Kadaayo Khilaafku Waa Shar Hallaga Daayo.Shiikh Wax kale Carrababay In Jiraan Siyaasin Lagga Dhex Hadlaayo Dadkale Soo Dirsaddeen Waxaanu Yihii”Ninka Lasoo Dirsaddo Amma Lagga Dhex Hadlaayo Adeer La Tag Meel Kalle.Dadkani Dantooda 10sSiyaasin Ah umma Xidhmayse.

Shirkaa waa Laqabaanaya Odayaasha Dhaqanka Waxaanu leenahay” Waar Haku Milminna.
Geesta Kale Shiikh Wuxu Siyaasinta Kasoo Jeeddaba Beesha Galbeedka Ku Tilmaamay 10 Maroodi Ah Indha La’ay.
Shiikh Wuxu SHeegay In Beeshan Shirkan Qabsoomidda Ku Kala Nabad Gellayan.Dadweynihii Salladda Jimmce Soo Tukaadda Aad ula yaabay kelmadii Shiikh Ahay Masaajidkan Xafaddasu katirsanyahay Wax Is Waydiinayayn Sua¨’aasha Ah Masaajidku Miyaan Illaahay lahay Ma Reerba Leh.Wiil Dhalinyarro Ah Dadiisa Aan Ku Qiyaasay 14-15 ”Ayaa Yidhii Qiyaamihii Ayaa Soo Dhow Mallaa Hadii Maalin Jimmce Iimaanki Masaajidku Gurigii Illaahay Ku Sheegay Gurri Qabiil Gaar Ah Leeyahay”Halkay Qaar Kalle Baddan Layaabanayn.Waa Arrin Ugub Ah Horre Looggu Arrag Adduunka Islaamka Shiikh Iimaanka Masaajidka Ah Yidhaahda Masaajidkan Qabiil Ayuu Katirsanyahay Arrimaha Qabiilkan Waa Laggag Doodayay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured