Fadeexaddi Ka Dhalatay Safarkii Wasiirka Warfaafinta Ee Kiliilka Shanaad Oo Ay Ciidamaadu Federalku Xabsiga U Taxabi Gaadheen Iyo Bar-yootanki Xagla-toosiye

0
Friday August 09, 2013 - 21:34:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1443
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fadeexaddi Ka Dhalatay Safarkii Wasiirka Warfaafinta Ee Kiliilka Shanaad Oo Ay Ciidamaadu Federalku Xabsiga U Taxabi Gaadheen Iyo Bar-yootanki Xagla-toosiye

    Sidaa ay wararku nagu soo gaadhayaan safarkii ay ku tagii lahayeen wsiirka wan wasirfaafinta Cabdi Lahi Cukuuse oo ay ku weeheelinayeen caafimaadka Dr saleebaan xagla-toosiye iyo koox wariyaal ah ayaa maalintii dooraad marti qaad ka heeleen dawlad de

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidaa ay wararku nagu soo gaadhayaan safarkii ay ku tagii lahayeen wsiirka wan wasirfaafinta Cabdi Lahi Cukuuse oo ay ku weeheelinayeen caafimaadka Dr saleebaan xagla-toosiye iyo koox wariyaal ah ayaa maalintii dooraad marti qaad ka heeleen dawlad deeganka

Sidaa ay wararku nagu soo gaadhayaan safarkii ay ku tagii lahayeen wsiirka wan wasirfaafinta Cabdi Lahi Cukuuse oo ay ku weeheelinayeen caafimaadka Dr saleebaan xagla-toosiye iyo koox wariyaal ah ayaa maalintii dooraad marti qaad ka heeleen dawlad deeganka soomaaliyed e is-maamulka itobiya ayaa waxaay dhiibaato culuusi kasoo gaadhay deeganka wajaale kadib markay damceen waftigu in ay tiro baabuur ah la galan gudaha dalka itobiya iyago ciidamada federalka ku war-galiyeen in ay keenaan fiisaha dalku galka

Waxaayna waftigu ku doodeen ay marti qaad ka haystan madaxweynaha si-maamulka soomaliya ay ka haystan casuumadin-taasi markay is-way darsadeen ayaa waxa sidii cadaada u ahayd wasiirka warfaafinta waxaa u damcay in u aflagado u gaystoo wasiirka warfaafintu ciidamadii goobtaas ku sugna kudhawaaqay ereyo ay ka mid ahaayeen war- waxani maxay ahayeen aydani

waxaa marquudha ay ciidamadi uu daadajiiyeen dhir-baaxo wasiirka warfaafinta isla markana waxaay kala deegen gaadhigi waxaayna isku dayeen in ay xabsiga ku ridaan wasiir cukuuse daadal badan kadib ayaa waxaa lasii dayay iyaado la tix-galinaayo wax-garadka reer wajaale iyo waftigan oo daadalka waxaa door muhiim ah ka qatay wasiirka caafimadka mr saleeban iise xagla-toosiye

waxaanay markii dambe laala xidhiidhay madaxwaynaha dawlad deeganka oo amray in lasoo daayo waftiga

isku soo wadaa duubo waxaa waxaa goor banbe lasii dayay waftiga iyaago laga reebay baabuurti isla markaana ay raaceen ku rakaabka qaada

Waftiga ayaa waxaa iyana qay ak ahaa wariyaasha

xogreebnews.com

office

Hargeysa




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured