Wasiirka Maaliyada Somaliland iyo wasiirka warshadaha Oo dadweynaha Reer Gabilay la Tukaday Salaadii ciidla Fidriga

0
Thursday August 08, 2013 - 16:19:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1124
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Maaliyada Somaliland iyo wasiirka warshadaha Oo dadweynaha Reer Gabilay la Tukaday Salaadii ciidla Fidriga

    Hargeysa(xogreebnews.com) wasiirka Wasaaradda Maaliyadda C/casiis Maxamed Samaale iyo wasiirka Wershadaha Abiib Diiriye Nuur ayaa samalSalaadii Ciidal Fidriga Saaka la tukaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com) wasiirka Wasaaradda Maaliyadda C/casiis Maxamed Samaale iyo wasiirka Wershadaha Abiib Diiriye Nuur ayaa samalSalaadii Ciidal Fidriga Saaka la tukaday Hargeysa(xogreebnews.com) wasiirka Wasaaradda Maaliyadda C/casiis Maxamed Samaale iyo wasiirka Wershadaha Abiib Diiriye Nuur ayaa samalSalaadii Ciidal Fidriga Saaka la tukaday Dadweynaha Reer Gabilay,oo u dabaal degayay Munaasibadaasi oo Gobolka Gabilay si weyn looga Xusay.

Wasiirka wasaaradda Maaliyadda C/casiis Maxamed samaale oo salaadii Ciida kadib la hadlay dadweynihii salaada tukaday ayaa ka codsaday manta iyo maalmaha Khayrka ah ee Ciidal Fidriga in la isa saamaxo oo wanaaga laga shaqeeyo.

Wwasiir Samaale Dadweynaha Reer Gabilay waxa uu u gudbiyay salaam uu uga siday Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo munaasibada Ciidal fidriga awgeed salaam u diray shacbiweynaha Somaliland.
“Aad baan ugu faraxsanahay inaan Dadweynihii Gobolkayga kala qaybgalo Tukashadii salaada ciida, waxaan leeyahay iswada saamax, waa ayaamo khayra,Madaxweynihii qaarankana salaan diiran ayaan idiiinka sidaa”wasiir samaale……..




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured