"Madaxweyne Dadka isugu yeedh oo talo Qaran qabo Shanta Milyan ee Somaliland adigay ku doorteen'e" Xildhibaan Cabdinaasir Qodax

0
Monday August 04, 2025 - 17:12:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 176
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Madaxweyne Dadka isugu yeedh oo talo Qaran qabo Shanta Milyan ee Somaliland adigay ku doorteen'e" Xildhibaan Cabdinaasir Qodax

    "Madaxweyne Dadka isugu yeedh oo talo Qaran qabo Shanta Milyan ee Somaliland adigay ku doorteen'e" Xildhibaan Cabdinaasir Qodax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Madaxweyne Dadka isugu yeedh oo talo Qaran qabo Shanta Milyan ee Somaliland adigay ku doorteen'e" Xildhibaan Cabdinaasir Qodax
"Madaxweyne Dadka isugu yeedh oo talo Qaran qabo Shanta Milyan ee Somaliland adigay ku doorteen’e” Xildhibaan Cabdinaasir Qodax
Ceerigaabo ayaa duulaan lagu soo yahay waxaynu arkaynaa intaas oo ciidan oo la Tababarayo xagay ku soo socdaan? Somaliland ayey ku soo socdaan iyo Goboladeeda.
Marka ay arrintu halkaa taagan tahay Somaliland dhaqan ayey lahaan jirtay.
Xaaladan oo kale marka ay kusoo waajahdo kolba Madaxweynaha joogaa talo qaran ayuu samayn jiray goleyaasha ayuu isugu yeedhi jiray.
Dadka deegaanka ee kolba arrintaasi qusayso ayuu u yeedhi jiray oo abaabuli jiray, Xisbiyadaa laysugu yeedhi jiray.
Hadda imika Madaxweynaha iyo xukuumaddu tii ma sameeyaan.
Xildhibaan Cabdinaasir Qodax



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured