![]() Ciidamada Booliska oo ka Hadlay Dil ka dhacay Xalay Xaafadda Macalin Haaruun....
Ciidamada Booliska oo ka Hadlay Dil ka dhacay Xalay Xaafadda Macalin Haaruun....
Warbixin :- Xalay Habeenimadii waxa lagu dilay degmada Macallin Haaruun ee Magaalada Hargeysa Marxuum Maxamed Saleebaan Quule , waxaana Ciidamada Boolisku degdeg uga hawlgaleen kiiskaasi markii lagu soo wargeliyay , waxaanay ku jiraan Baadhid-dheerada , wixii kasoo baxana waxaanu la soo wadaagi doonaa bulshada. Waxaanan ku boorinaynaa Bulshada Somaliland in ay xogaha rasmiga ah ka sugan Ciidamada Booliska JSL. Sidoo kale , Muwaadiniinta JSL waxaanu ka codsanaynaa in cidii xog dheeraada haysaa nala wadaagto. Leave a comment |
|
Ciidamada Booliska oo ka Hadlay Dil ka dhacay Xalay Xaafadda Macalin Haaruun....
Ciidamada Booliska oo ka Hadlay Dil ka dhacay Xalay Xaafadda Macalin Haaruun....