''Xadhigga Suldaan Axmed Muuse Axmed (Suldaan Qabile) ma ahayn mid ku habboon xaaladda... "Waxa muuqata in xukuumaddu ay xiiso gaar ah u qabto tallaabooyin horseedi kara kacdoon bulsho''. Agaasimihii Hore Ee Wasaarada Ganacsiga Somaliland Mudane Cabdirashiid Ibraahim.

0
Tuesday July 22, 2025 - 22:31:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 153
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ''Xadhigga Suldaan Axmed Muuse Axmed (Suldaan Qabile) ma ahayn mid ku habboon xaaladda... "Waxa muuqata in xukuumaddu ay xiiso gaar ah u qabto tallaabooyin horseedi kara kacdoon bulsho''. Agaasimihii Hore Ee Wasaarada Ganacsiga Somaliland Mudane Cabdirashiid Ibraahim.

    ''Xadhigga Suldaan Axmed Muuse Axmed (Suldaan Qabile) ma ahayn mid ku habboon xaaladda... "Waxa muuqata in xukuumaddu ay xiiso gaar ah u qabto tallaabooyin horseedi kara kacdoon bulsho''. Agaasimihii Hore Ee Wasaarada Ganacsi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

''Xadhigga Suldaan Axmed Muuse Axmed (Suldaan Qabile) ma ahayn mid ku habboon xaaladda... "Waxa muuqata in xukuumaddu ay xiiso gaar ah u qabto tallaabooyin horseedi kara kacdoon bulsho''. Agaasimihii Hore Ee Wasaarada Ganacsiga Somaliland Mudane Cabdirashiid Ibraahim.
"Waxa muuqata in xukuumaddu ay xiiso gaar ah u qabto tallaabooyin horseedi kara kacdoon bulsho. Hadallada dadka kala fogaynaya, kuwa dhaawacaya nabadda, iyo kuwo wiiqaya qadiyaddii shacbigu 34 sano u hurayeen halganka iyo rafaadka, waxay kasoo baxayaan xukuumadda iyo masuuliyiin sare oo xilal haya oo aan lagala xisaabtamayn oo aan si masuuliyad qaran leh aan u hadlayn.
Xadhigga Suldaan Axmed Muuse Axmed (Suldaan Qabile) ma ahayn mid ku habboon xaaladda, maadaama uu ahaa suldaan muujinaya tabashooyin bulsho iyo su’aalo la xidhiidha cadaaladda. Halkii laga cabbudhin lahaa codkiisa, waxa ay ahayd in la xoojiyo xidhiidhka madaxda dhaqanka, lana siiyo xogta iyo fursadaha ay ku xasilinayaan qoysaska dhibaatadu gaadhay, si looga hortago fiditaanka khilaaf iyo qalalaase. Suldaan Qabile waa in xoriyadiisa loo soo celiyaa - laguna mashquulaa siddii danbiilihii dilka gaystay sharciga loo hor keeni lahaa.
Tallaabooyinka xukuumaddu qaadayso waa in aanay u ekaan beegsi ama cabsi gelin, balse ay noqdaan kuwo u adeegaya isu soo dhawaynta bulshada, dhismaha kalsoonida, xalinta mashaakilaadka bulshada ka dhex dhacaya iyo ilaalinta midnimada, xasiloonida siyaasadeed iyo nabadda dalka.”
Agaasimihii Hore Ee Wasaarada Ganacsiga Somaliland Mudane Cabdirashiid Ibraahim.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured