![]() Guddiga Fulinta ee Xisbiga KULMIYE maxay ka wada-hadleen
Guddiga Fulinta ee Xisbiga KULMIYE maxay ka wada-hadleen
Guddiga Fulinta ee Xisbiga KULMIYE, ayaa maanta oo taariikhdu tahay 07/07/2025 yeeshay shir saacado badan qaatay oo lagaga dooday qodobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin;
1. Xaaladda guud ee dalka
2. Hawlaha Xisbiga horyaal oo uu ugu mudan yahay qabanqaabada shirweynaha 5aad ee xisbiga KULMIYE. Faahfaahinta shirka la soco. ![]() ![]() ![]() ![]() Leave a comment |
|
Guddiga Fulinta ee Xisbiga KULMIYE maxay ka wada-hadleen
Guddiga Fulinta ee Xisbiga KULMIYE maxay ka wada-hadleen