Waxaan arkaayey rag badan oo Beesha Subeer Awal ah oo iyagu u hanqal taagaya inay hogaanka sare ka qabtaan Xisbiga Kulmiye laakiin marka aad qudbadahooda dhagaysato waxaad ka dareemaysa inay siyaasadaba Concept ka haysan waa siyaasada Soomaliland ee, waxay u hadlayaan sida taageerayaasha Xisbiga Kulmiye oo kale oo iyagu ka cadheysan doorashadii ugu danbeysay ee Madaxweyne Muuse lagaga
SIYAASADU SAAXIIB JOOGTAA MA LAHA.
Waxaan arkaayey rag badan oo Beesha Subeer Awal ah oo iyagu u hanqal taagaya inay hogaanka sare ka qabtaan Xisbiga Kulmiye laakiin marka aad qudbadahooda dhagaysato waxaad ka dareemaysa inay siyaasadaba Concept ka haysan waa siyaasada Soomaliland ee, waxay u hadlayaan sida taageerayaasha Xisbiga Kulmiye oo kale oo iyagu ka cadheysan doorashadii ugu danbeysay ee Madaxweyne Muuse lagaga guuleystey iyagoo arinkaa kolba u nisbeynaaya dadyow gaara sida Gudoomiyaha Xisbiga KAAH Maxamud xaashi.Hadaba waxaan jeclaadey in aan waxooga u iftiimoy siyaasiyiintaas, Marka hore siyaasiga doonaya in uu hogaamiyo Beesha Habar Awal waa in uu mid fahmaa oo ah in uu ilaawo wixii dhacay oo aanu siyaasadiisa ku darin wixii dhacay oo aanu la mustawo noqon taageerayasha Xisbiga Kulmiye oo uu ahaado siyaasi wado cusub jeexaya isla markaana xulufo cusub samaynaaya ama dib isbahaysigii burburay iskugu keenaya, waxaanu ogsoonahay in Siyaasadu aaney lahayn saaxiib joogtaa markaa Gudoomiye Maxamuud xaashi hore waxa uu ugu ololeeyey 2017 oo aanu waxba kala hadhin Madaxweyne Muuse oo uu la dagaal galay laakiin ninka albaabka ka soo xidhey waa la ogsoonaa ee dibad meer ka dhigay ,Siyaasi Maxamuud xaashi markaa isaguna waa tashadey, qofkana laguma qabsado maxad u tashatey taasi waa nacasnimo, shalay hadii wixii uu soo dhisay lagala tashan waayey waa kii hore u sheegay ee lahaa yaaney taladaadu kuu soo ururin,markaa waa tashadey taasna waxay ku timi waa la ogaa laakiin siyaasiyiinta cusub ee iminka doonaya in ay talada Habar Awal qabtaan ha ka baydhaan jihadaas oo Maxamuud Xaashi waa siyaasi saameyntiisa leh, siyaasaduna marnaba malaha saaxiib joogtaa, siyaasadu waxay ku dhisan tahay isku danaysi.scratch my back and I'll scratch your.
Gudoomiyaha Xisbiga waddani ee Qaarada Yurub
Eng. Faisel Abdrahman Muhumed
All reactions:
11You, Cabdiasiis Koronto Warbaahinta Xogreebnewsand9 others
SIYAASADU SAAXIIB JOOGTAA MA LAHA.
Waxaan arkaayey rag badan oo Beesha Subeer Awal ah oo iyagu u hanqal taagaya inay hogaanka sare ka qabtaan Xisbiga Kulmiye laakiin marka aad qudbadahooda dhagaysato waxaad ka dareemaysa inay siyaasadaba Concept ka haysan waa siyaasada Soomaliland ee,