Xukuumadda Somaliland, Turkey iyo Somaliya heshiis noocee ah bay kula jirtaa, ilayn ogolaanshaha Xasan Sheekh bay shiidaalka Ceel sheekh ku baadhanayaane.

0
Saturday June 21, 2025 - 23:46:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 106
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda Somaliland, Turkey iyo Somaliya heshiis noocee ah bay kula jirtaa, ilayn ogolaanshaha Xasan Sheekh bay shiidaalka Ceel sheekh ku baadhanayaane.

    Xukuumadda Somaliland, Turkey iyo Somaliya heshiis noocee ah bay kula jirtaa, ilayn ogolaanshaha Xasan Sheekh bay shiidaalka Ceel sheekh ku baadhanayaane.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumadda Somaliland, Turkey iyo Somaliya heshiis noocee ah bay kula jirtaa, ilayn ogolaanshaha Xasan Sheekh bay shiidaalka Ceel sheekh ku baadhanayaane.
Madaxweyne C/raxmaan Cirro waa kii lahaa Lacag sharci darro ah mudada aan xilka hayo iga soo gali mayso hantida ummadda'e Hantidooda la boobayo haddii uu wax ka qaadayna Qasnada ha ugu rido haddii aanu ka qaadina ciidanka Badda ha ku amro inay soo qabtaan Markabkaasi ganaaxa ayaana wax ina tari doona'e.
Madaxweyne Cirro iyo xukuumaddiisu waxay u muuqdaan kuwo aan yur ka odhan karin dalalka shisheeye khayraadka iyo strategy-yada ilaahay dhigay dalkan ay madaxda ka noqdeen, waxaanay horseedi doonaan haddii aanay wax ka bedelin sisa ay wax u wadaan inay shacabku dareenkooda muujiyaan.
Qalinkii Siyaasi Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto.
Fiiro Gaar ah, Shabakada Xogreeb Media
Fiiro Gaar ah: Qoraalkan Waxa Masuuliyadiisa iska leh Qoraaga, Bogguna Waxa uu tix gelin siinayaa soo Gudbinta Aragtiyaha Dadka ku xidhan.
See insights and ads
 
All reactions:
You, Cabdiasiis Koronto Warbaahinta Xogreebnewsand5 others
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured