Wasiiraddii iyo Agaasimayaashii xukuumadda Wadani oo isku khilaafsan maamulka lacagaha wasaaradahooda.

0
Saturday June 21, 2025 - 23:45:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 88
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiiraddii iyo Agaasimayaashii xukuumadda Wadani oo isku khilaafsan maamulka lacagaha wasaaradahooda.

    Wasiiraddii iyo Agaasimayaashii xukuumadda Wadani oo isku khilaafsan maamulka lacagaha wasaaradahooda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiiraddii iyo Agaasimayaashii xukuumadda Wadani oo isku khilaafsan maamulka lacagaha wasaaradahooda.
Wasiiraddii iyo Agaasimayaashii xukuumadda Wadani oo isku khilaafsan maamulka lacagaha wasaaradahooda.
Waxay u qaybsameen Qaar shaqaddiii laga joojiyey iyo kuwo joojiyey inay saxeexaan faylashii xafiisyadooda yaalay.
Agaasimihii Kalluumaysiga ayaa gabi ahaanba banaanka laga dhigay wasaaraddi, kii Arrimaha guduhuna wali sidii buu u diidan yahay kaadhka muwaadiniinta inuu saxeexo.
Wasiiraddii waxay wada bedeleen Agaasime waaxeedyaddii gaar ahaan kuwii maamulka iyo lacagta, waxaanay caqabad ku noqdeen kharashaadkii hawl socod siinta iyo Gunnooyinkii shaqaalaha.
Wasaaradaha kale intooda badan waxa jirka khilaafaad curyaamiyey wadashaqayntii madaxda dhexdooda, waxaanay xafiisyaddii noqdeen kuwo la iska dhex fadhiyo.
Qalinkii Suxufi, Siyaasi Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto.
Fiiro Gaar ah, Shabakada Xogreeb Media
Fiiro Gaar ah: Qoraalkan Waxa Masuuliyadiisa iska leh Qoraaga, Bogguna Waxa uu tix gelin siinayaa soo Gudbinta Aragtiyaha Dadka ku xidhan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured