![]() Hoggaamiyaha Sare ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee 1raan, Ayatollah Cali Khaamene'i, ayaa mar kale carabka ku adkeeyay in qadiyadda Falastiin ay tahay arrin udub-dhexaad u ah dalka 1raan.
Hoggaamiyaha Sare ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee 1raan, Ayatollah Cali Khaamene'i, ayaa mar kale carabka ku adkeeyay in qadiyadda Falastiin ay tahay arrin udub-dhexaad u ah dalka 1raan.
Khaamene’i ayaa sheegay in guusha shacabka Falastiin ay tahay mid aan laga shakiyin, isagoo tilmaamay in shacabkaasi ay mar uun gaadhi doonaan xornimo buuxda. "Halganka Falastiiniyiinta wuxuu ku dhammaan doonaa guul. Arrinta Falastiin waa arrin muhiim noo ah, guushooduna waa mid aan shaki ku jirin,” ayuu yidhi Khaamene’i. Leave a comment |
|