Madaxweynaha Soomaliland oo si weyn ugu kala Eexday, Masuuliyiinta ugu sareeye Qurba jooga ee Xisbiga Wadani.

0
Wednesday June 18, 2025 - 21:55:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 156
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Soomaliland oo si weyn ugu kala Eexday, Masuuliyiinta ugu sareeye Qurba jooga ee Xisbiga Wadani.

    Madaxweynaha Soomaliland oo si weyn ugu kala Eexday, Masuuliyiinta ugu sareeye Qurba jooga ee Xisbiga Wadani.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaliland oo si weyn ugu kala Eexday, Masuuliyiinta ugu sareeye Qurba jooga ee Xisbiga Wadani.

Gudoomiyaha Qaarada Yurub Eng Faysal Cabdiraxmaan oo ah masuulka ugu sareeye Xubnaha Qaarada Yurub ee Xisbiga Wadani isla markaana ka soo jeeda Beesha Habar Awal ayuu madaxweyne Cabdiraxman Ciro laba degrooto oo uu soo saarey magacaabey laba masuul oo beeshiisa ah sida Wasiiruhu Dawlaha Amniga oo Cabdirshiid Magaalo oo ahaa Gudoomiyaha Dalka Uk, iyo magacabistii ugu danbeysay oo uu magaacabey Xoghayagii Qaarada Yurub Mahamed Carab oo uu ka dhigay Safiir ku xigeenka Dalka Uk.

Habada arinkan ayaa fajaciso weyn ku riday dhamaan Madaxdii qurba jooga ahaa iyagoo Gudoomiye Xirsi Xaaji Calina uu isaguna si toosa u soo magacowdey safirka dalka Ingiriiska oo ay isku beel aahaayeen arinka aya niyad jabweyn ku ridaysa taageerayaasha Beesha Habar Awal oo iyagu aha xubnihii ugu horeeyey ee Xisbiga dibada ka taageeray intaan gudaha beeshu ka soo dhaweyn.

Arinkan ayaa waxay ku noqonaysa xukuumada Cabdiraxman ciro oo iyadu ku ololeynay wada jir iyo waxqaba in ay hadana u kala hiiliso masuuliyiintii qurba oo banaanka looga tago masuulkii ugu sareeyey Qaarada yurub.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured