''Deerayahan Xilaalkii Iyo Mansab,yadii Siyaasi Ee 1960 2025 Waa Qormo Aan Isku Dul Taagayo Beesha Deerayahan Xasan Oo Ah Foolaadka Siyaasada Markii Soomaaliya Lahaa Iyo Iminkoo Somaliland Nahay. Siyaasi Xaaji Cabdiraxmaan Jaamac Aadan.

0
Wednesday June 18, 2025 - 21:30:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 137
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ''Deerayahan Xilaalkii Iyo Mansab,yadii Siyaasi Ee 1960 2025 Waa Qormo Aan Isku Dul Taagayo Beesha Deerayahan Xasan Oo Ah Foolaadka Siyaasada Markii Soomaaliya Lahaa Iyo Iminkoo Somaliland Nahay. Siyaasi Xaaji Cabdiraxmaan Jaamac Aadan.

    ''Deerayahan Xilaalkii Iyo Mansab,yadii Siyaasi Ee 1960 2025 Waa Qormo Aan Isku Dul Taagayo Beesha Deerayahan Xasan Oo Ah Foolaadka Siyaasada Markii Soomaaliya Lahaa Iyo Iminkoo Somaliland Nahay. Siyaasi Xaaji Cabdiraxmaan Jaamac Aadan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

''Deerayahan Xilaalkii Iyo Mansab,yadii Siyaasi Ee 1960 2025 Waa Qormo Aan Isku Dul Taagayo Beesha Deerayahan Xasan Oo Ah Foolaadka Siyaasada Markii Soomaaliya Lahaa Iyo Iminkoo Somaliland Nahay. Siyaasi Xaaji Cabdiraxmaan Jaamac Aadan.

1- Sidaa Taariikhda Ku Hayo Ingiriis Markuu Ka Kacay Dalkeena Waxay Kala Wareegeen 13 Xil

Oo Ugu Waynaa Gudoomiyahii Maxkabada Sare Ee Somaliland Xaaji Cabdilaahi Gamgam Maayikii Degmada Berbera Xaaji Cabdiraxmaan Xaaji Jaamac

Doorooyinkii 1960 ilaa 1968 Mar Walba Laba Degaanka Degmada Berbera Axmed Cabdi Feesto Iyo Xasan Caraale

Baarlamaanka Xaaji Cabdilaahi Gamgam Iyo Muuse Qaadi

Dawladii Militariga Kacaanka

1 Wasiirka Qorshayta Ibrahim Xaaji Cabdilaahi Gamgam

2. Cabdi Haybe Cilmi Agaasimagaha Waxbarashada Dadban

3 Cabdilaahi Yaasiin Diiriye Agaasimaha Manaahijta

4 Baag Xaaji Warsame Agaasime Guud

1 Golahii Dhexe Snm Maxamed Cabdilaahi Cabsiiye

2 Cabdiwahaab Xaaji Cabdilaahi

Dawladii Cabdiraxmaan Axmed Cali Tuur

1. Axmed Daahir Diiriye Maareeyaha Dekeda Berbera

2 Maxamed Faarax Qabile Maamulaha Kastanka Berbera

Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal

Ciise Muuse Wuxuu U Magacaabay Axmed Aw Aadan Oo Wasiirul Dawlihii Arimaha dibada

Iyo Baag Xaaji Warsame Wasiir ku Xigeenka Beeraha Markaa Ciise Muuse Wuxuu Cigaal Siiyey 100%50 Deerayahan Buu Siiyey

Daahir Riaale Kaahin

1 Taliyaha Ciidanka Qarka Cabdisamed Cabdilaahi Gamgam

2. Maxamuud gahayr Maamulaha Kastanka Berbera

3 Axmed Cimi Samatar Taliyaha Ilaalada Madaxtooyada

4. Wasiir Ku Xigeenka Beeraha Baag Xaaji Warsame

5 Cabdilaahi Yaasiin Diiriye Shaandho Agaasimagaha Manaahijta

Axmed Maxamed Siilaayo

Safiirka MaraykanRashiid Gaaruf

2 maxamuud cali Saleebaan ramaax badhasaabka Gobolka Togdheer

3 Maxamuud gahayr Maareeyaha kaydka Haamaha

Sedexex La Taliye Madaxwayne

Muuse Biixi Cabdi

1 Safiirka Imaaradka

2 Wasiir Xigeenka arimaha gudaha Cabdilaahi Xuseen

3 Agaasime Guud Mubarik Cabdilaahi

Xubin Gudida Xaquuqal Isaanka

4 Marwo Rooda Axmed Yaasiin

5 Lataliyaha Arimaha dibada jaamac Muuse Jaamac

Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi

1 Gudoomiye Maxamuud Cali Saleebaan

Wasr Yaa Labeeyey Oo Liibaanay

Inkastoo Aanan Ahayn Dadkii Doortay U Ololeeyeen Madaxwayne Ciro

Hadana Haldoorkii Reerka 4 Xildhibaan

Maxamed faarax qabile

Maxamed Jaamac liibaan

Maxamed ibraahim isamaaciil

Cabdirashiid Maxamed Xaaji Yuusuf

Mujaahid Ibrahim Cabdilaahi Xuseen Dhaga Wayne

Qaar Ka Mida Tijaartii Iyo Ganacsatadii Reerku Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ayeey Raaceen

Dhamoow Maxamed Dhaan Raagay Buu Dhowrayaa Shicib

Beeshayadi Way Is Doonaysaa

Wa Bilaahi Tawfiiq Siduu Khayrku Ku Jiro Allah Hayna Waafajiyo Qalinkii Cabdiraxmaan Jaamac Aadan





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured