War Deg-deg ah: Kim Jong-un oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadlay Xaaladda Bariga Dhexe.

0
Tuesday June 17, 2025 - 21:26:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 134
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg-deg ah: Kim Jong-un oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadlay Xaaladda Bariga Dhexe.

    War Deg-deg ah: Kim Jong-un oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadlay Xaaladda Bariga Dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg-deg ah: Kim Jong-un oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadlay Xaaladda Bariga Dhexe.
Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong-un, ayaa markii ugu horreysay ka falceliyay xiisadda ka taagan Bariga Dhexe, gaar ahaan dagaalka u dhexeeya Ira-n iyo Isr 11L.
Isagoo la hadlayay warbaahinta dalkiisa, Kim Jong-un wuxuu sheegay in Ira-n aysan kaligeed ku ahayn dagaalka socda, isagoo carrabka ku adkeeyay in Kuuriyada Waqooyi ay si buuxda u garab taagan tahay Tehran.
"Tehran kali kuma aha dagaalkan. Milateriga Kuuriyada Waqooyi wuxuu ku jiraa heegan sare," ayuu yidhi Kim, sida ay tabisay warbaahinta Isr 11L laga leeyahay ee Yedioth Ahronoth.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured