![]() Masuuliyiinta Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro xilalka u magacaabay iyo Beelaha ay Kasoo Kala Jeedan…
Garyaqaanka Guud ee Xukuumadda. - Hayb ahaan waa Dhulbahante, Bahararsame.
5: Garyaqaan Mubaarig Maxamuud Cabdi Falaag Ku xigeenka Garyaqaanka Guud ee Xukuumadda - Hayb ahaan waa Garxajis, Habaryoonis
* Komishanka Doorashooyinka
1: Saleban Maygaag Obsiiye Cali Agaasimaha Guud ee Hay’adda Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda. - Hayb ahaan waa Habar-awal Sacad Muuse.
2: Dr. Ahmedweli Dahir Xaddi Agaasimaha Guud ee Cisbitaalka Hargeisa. - Hayb ahaan waa Beesha Toljecle. 3: Dr. Abdirahmaan Abdisamad Ibrahim Cayngal Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Cusbitaalka Hargeisa. - Hayb ahaan waa Beesha aArab,, Hashim * Garyaqaanada. 4: Garyaqaan Cali Baashe Maxamed Faarax Garyaqaanka Guud ee Xukuumadda. - Hayb ahaan waa Dhulbahante, Bahararsame. 5: Garyaqaan Mubaarig Maxamuud Cabdi Falaag Ku xigeenka Garyaqaanka Guud ee Xukuumadda - Hayb ahaan waa Garxajis, Habaryoonis * Komishanka Doorashooyinka 6: Dr. Zakariye Cabdi Bade Diiriye Agaasimaha Guud ee komishanka Doorashooyinka Qaranka - Hayb ahaan waa Gadabuursi, Habar-cafaan. * La taliye-yaal. 7: Kamaal Axmed Cali Marjaan La taliyaha Istaraajiyadda Isgaadhsiinta iyo Xidhiidhka Dadweynaha ee Madaxweynaha - Hayb ahaan waa Carab. 8: Dr. Abdisamad Omar Maal Mid ka mida La taliyayaasha sharciga ee Madaxweynaha JSL - Hayb ahaan waa Habar-awal, Sacad Muuse * Waddooyinka 9: Khadar Cali Caarshe Maareeye kuxigeenka Hay’adda Horumarinta Wadooyinka - Hayb ahaan waa Habarjeclo - Muuse Abokor. * Heer Gobol. 10: Cabdibaasid Maxamed Gaani Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Buuhoodle - Hayb ahaan waa Habarjeclo, Maxamed Abokor. * Hay'adda Caymiska. 11: Ahmed Xirsi Ducaale Xasan Guddoomiyaha Hay’adda Caymiska, Hayb ahaan waa Habarjeclo, Biciide. 12: Cabdirashiid Saleebaan Axmed Gudoomiye Kuxigeenka Hay’adda Caymiska Hayb ahaan waa Garxajis, Habaryoonis. 13: Cabdisalaan Maxamed Maxamuud Busi Agaasimaha Guud ee Hay’adda Caymiska Qaranka. Hayb ahaan waa Habar-awal Sacad Muuse. * Guddiga Dhawrista Tayada. 14: Maxamed kayse Axmed Muxumed Guddoomiyaha Guddida Dhawrista Tayada - Hayb ahaan waa Garxajis, Ciidagale. 15: Dr. Maxamuud Jaamac Cali Guddoomiye Kuxigeenka Guddida Dhawrista Tayada Hayb ahaan waa Habarjeclo, Sanbuur. 16: Axmed Cali Ismaaciil Agaasimaha Guud ee Guddida Dhawrista Tayada, Hayb ahaan waa Arab, Afyare * Tacliinta sare. 17: Prof. Xasan Cumar Halas Khayrdoon Guddoomiyaha Guddida Tacliinta Sare Hayb ahaan Waa Gadabuursi, Habar-cafaan 18: Saleebaan Aadan Maxamed Guddoomiye kuxigeenka Guddida Tacliinta Sare -- "Haddii aad taqaan soo sheeg, lama garanayee." * Madbacada Qaranka. 19: Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan Abees Maareeyaha Wakaaladda Madbacadda Qaranka - Hayb ahaan waa Habar awal , Sacad Muuse. 20: Cabdixakiim Muuse Cali Maareeye kuxigeenka Wakaaladda Madbacadda Qaranka - Hayb ahaan waa Garxajis, Habaryoonis. * Guddiga Qandaraasyada. 21: Cabdoo Axmed Aayir Guddoomiyaha Guddida Qandaraasyada. Hayb ahaan waa Habarjeclo, Maxamed Abokor. 22: Ibraahim Ducaale Cawke Xasan Guddoomiye kuxigeenka Guddida Qandaraasyada - Hayb ahaan waa Harti, Warsangeli * Guddiga Mihnadlayaasha. 23: Dr. Cabdi Dahir Cilmi Bulaale Guddoomiyaha Guddida Mihnadlayaasha - Hayb ahaan Habar-awal, Sacad Muuse. 24: Dr. Cabdiraxmaan Xasan Ismaaciil Gamaamiye Guddoomiye kuxigeenka Guddida Mihnadlayaasha - Hayb ahaan waa Garxajis, Isaxaaq. * Komishanka Aydhiska. 25: Dr. Maxamuud Cabdi Muxumed Agaasimaha Guud ee Komishanka Xakamaynta Aidska - Hayb ahaan waa Garxajis, Ciidagale. 26: Xamdi Daahir Afqarshe Agaasimaha Maamulka iyo Lacagta ee Komishanka Xakamaynta Aidska - Hayb ahaan waa Dhulbahante, Ugaadhyahan. * Hay'adda Aafooyinka. 27: Cabdiraxmaan Maxamed Ismaaciil Dixood Guddoomiyaha Hay’adda u diyaargarowga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka. Hayb ahaan Waa beesha Arab. 28: Cabdiraxmaan Maxamuud Xandule Guddoomiye kuxigeenka Hay’adda u diyaargarowga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka - Hayb ahaan waa Garxajis - Isaxaaq. * Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada 29: Cabdiqaadir Ismaaciil Axmed Jaylaani Agaasimaha Sanduuqa Dhalinyarada - Hayb ahaan waa Garxajis, Habaryoonis. * Xisaabiyaha Guud 30: Xasan Muuse Khaliif Geele Xisaabiyaha Guud ee JSL - Hayb ahaan waa Samaroon, Reer Nuur. * Dekeddaha 31: Cali Diiriye Axmed Maalin-tacab Maareeyaha Guud ee Hay’adda Dekadaha - Hayb ahaan Waa Habar-awal, Ciise Muuse. 32: Abokor Xaaji Cawil Cumar Cabdile Maareey kuxigeenka Guud ee Hay’adda Dakadaha. Hayb ahaan waa Habarjeclo, Maxamed Abokor. * Safiiro. 33: Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse Wakiilka JSL u fadhiya Jabuuti - Hayb ahaan waa Garxajis, Ciidagale. 34: Dr. Mohamed Cabdilaahi Cumar Wakiilka JSL u fadhiya Kenya, Hayb ahaan waa Habar-awal, Sacad Muuse. 35: Siciid Xasan Biixi Wakiilka JSL u fadhiya UK - Hayb ahaan waa Habarjeclo, Maxamed Abokor. * Hanti-dhawraha Guud 36: Muuse Yuusuf Idigaa Hanti dhawraha guud ee Somaliland. - Hayb ahaan waa Habarjeclo, Yeesif. FG. Kama dhigna Qabyaalad ee waxay ka turjumaysaa inaad si fudud u fahamto metelaada beeshaadu ka heshay masuuliyiintan cusub ee Madaxweyne Cirro magacaabay. Xusuusin xilalka Madaxweyne Cirro magacaabay waa 69 xil waxaan soo xulay keliya masuuliyiintii gaadhwadeenka u ahayd hay'addahaas waxaase jira xubno lala magacaabay masuuliyiinta oo xilkoodu keliya yahay xubinimoLeave a comment |
|
Masuuliyiinta Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro xilalka u magacaabay iyo Beelaha ay Kasoo Kala Jeedan…
Garyaqaanka Guud ee Xukuumadda. - Hayb ahaan waa Dhulbahante, Bahararsame. 5: Garyaqaan Mubaarig Maxamuud Cabdi Falaag Ku xigeenka Garyaqaanka Guud ee Xukuumadda - Hayb ahaan waa Garxajis, Habaryoonis * Komishanka Doorashooyinka