![]() Xilalka Beesha Subeer Awal Maanta Laga Qaaday ee aan waxba Loogu Bedelin….
Xilalka Beesha Subeer Awal Maanta Laga Qaaday ee aan waxba Loogu Bedelin…. Dhakhtarka Weyn ee Magaalada Hargeysa waxa laga qaaday Subeer Awal, waxaa loo dhiibay Tol-jeclo.
Habar hanti dhawraha guud ee qaranka waxa laga qaaaday Subeer Awal waxa loo dhiibay Habar-jeclo. Safiirka Jabuuti waxa laga qaaday Subeer Awal waxa loo Magacaabay Qoyska Madaxweyne Cirro. Garyaqanka guud waxa laga qaaday Subeer Awal… Ma dhamaystirna, waa Hordhac. La soco Goordhow. Leave a comment |
|
Xilalka Beesha Subeer Awal Maanta Laga Qaaday ee aan waxba Loogu Bedelin….
Xilalka Beesha Subeer Awal Maanta Laga Qaaday ee aan waxba Loogu Bedelin….