"Magaalada Berbera ilaa mudooyinkii danbe waxay ka cabanaysaa laydh la,aan baaxad leh waxaan ognahay in magaaladaasi ilaahay ku maneystey dabayl iyo cadceed labadaba oo labadaba laga faaidaysan karo ama solar system wacan lagu rakibi karo". Gudoomiyaha Qarada X. WADDANI Faysal Cabdiraxmaan Maxamuud

0
Monday June 16, 2025 - 23:56:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 123
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Magaalada Berbera ilaa mudooyinkii danbe waxay ka cabanaysaa laydh la,aan baaxad leh waxaan ognahay in magaaladaasi ilaahay ku maneystey dabayl iyo cadceed labadaba oo labadaba laga faaidaysan karo ama solar system wacan lagu rakibi karo". Gudoomiyaha Qarada X. WADDANI Faysal Cabdiraxmaan Maxamuud

    "Magaalada Berbera ilaa mudooyinkii danbe waxay ka cabanaysaa laydh la,aan baaxad leh waxaan ognahay in magaaladaasi ilaahay ku maneystey dabayl iyo cadceed labadaba oo labadaba laga faaidaysan karo ama solar system wacan lagu rakibi karo".

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Magaalada Berbera ilaa mudooyinkii danbe waxay ka cabanaysaa laydh la,aan baaxad leh waxaan ognahay in magaaladaasi ilaahay ku maneystey dabayl iyo cadceed labadaba oo labadaba laga faaidaysan karo ama solar system wacan lagu rakibi karo". Gudoomiyaha Qarada X. WADDANI Faysal Cabdiraxmaan Maxamuud

Magaalada Berbera ilaa mudooyinkii danbe waxay ka cabanaysaa laydh la,aan baaxad leh waxaan ognahay in magaaladaasi ilaahay ku maneystey dabayl iyo cadceed labadaba oo labadaba laga faaidaysan karo ama solar system wacan lagu rakibi karo ama dabaysaha laga faa,iidaysan karo, xiliga kulaylaha badanka dadku way xagaa baxaan markaa inta ku hadhey oo ah dad tiro yar baa maalin iyo habeen ka cabanaaya laydh xumo waxaan qabaa in afar xabo oo Wind turbines ah oo dabaysha ku shaqeeya oo lagu xidho batalaale xeebtaa ku dheraran in midkiiba sanadkii soo saari karto 12–18 million kWh/year, waxay afartaa xabo kaafi lahayd ilaa 10,000 guri oo reer Berbera ah oo hela laydh aad iyo aad u jaban ama bilaash ku dhow. Wind Turbines wali waxa isticmaala dalala yurub ka midaa oo energy ka soo saarta iyagoo dabayl badan lahayn.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured