![]() Hoggaanka Cusub ee Guddida Qurbo Joogta Beel-weynta Ciise Muuse, ee dhowaan la doortay DAN IYO DUCO, ayaa qaaday talaabooyinkii u horeeyey, kuwasoo oo bilaabay dardar-gelinta qorshayaasha lagu horumarinayo Deegaanada Beel-weyntu degto ee dalka Gudihiisa.
Hoggaanka Cusub ee Guddida Qurbo Joogta Beel-weynta Ciise Muuse, ee dhowaan la doortay DAN IYO DUCO, ayaa qaaday talaabooyinkii u horeeyey, kuwasoo oo bilaabay dardar-gelinta qorshayaasha lagu horumarinayo Deegaanada Beel-weyntu degto ee dalka Gudihiisa.
Hoggaanka Cusub ee Guddida Qurbo Joogta Beel-weynta Ciise Muuse, ee dhowaan la doortay DAN IYO DUCO, ayaa qaaday talaabooyinkii u horeeyey, kuwasoo oo bilaabay dardar-gelinta qorshayaasha lagu horumarinayo Deegaanada Beel-weyntu degto ee dalka Gudihiisa. Gudida Cusub ee Dan iyo Duco ee Qurbo joogta Beelweynta Ciise Muuse, ayaa sameeyey Shuruucda lagu hagaayo labada sano ee soo socda. Gudoomiyaha Gudidda Qurba joogta Ciise Muuse, ayaa dhowaan loo doortay Shucayb omer Hirsi. Sharciga cusub ee ay sameeyen Hoggaanka Qurbo-joogta Ciise Muuse ee Dan iyo Duco, ayaa xooga lagu saaray sidii loo horumarin lahaa dhinaca arrimaha bulshada ee deegaanada Ciise Muuse. Sidoo kale, hoggaanka Cusub ee Dan iyo Duco ee qurbo joogta Ciise Muuse, waxa uu ku mashquulsan yahay sidii loo middeyn lahaa qurba joogta Beesha ee ku kala nool daafaha aduunka, si loo helo ummad midda, oo wax wada dhistaa, isla markaana horumariya deegaanadooda. Si Kastaba ha ahaatee Hoggaanka Cusub ee Qurbo Joogta Beelweynta Ciise Muuse ee DAN IYO DUCO, ayaa u muuqda kuwo la yimi dardargelin xoogan oo lagu samaynayo deegaanada Beeshu degto, iyo sidoo kale middeynta dibad joogta Beesha.
![]() Leave a comment |
|
Hoggaanka Cusub ee Guddida Qurbo Joogta Beel-weynta Ciise Muuse, ee dhowaan la doortay DAN IYO DUCO, ayaa qaaday talaabooyinkii u horeeyey, kuwasoo oo bilaabay dardar-gelinta qorshayaasha lagu horumarinayo Deegaanada Beel-weyntu degto ee dalka Gudihiisa.
Hoggaanka Cusub ee Guddida Qurbo Joogta Beel-weynta Ciise Muuse, ee dhowaan la doortay DAN IYO DUCO, ayaa qaaday talaabooyinkii u horeeyey, kuwasoo oo bilaabay dardar-gelinta qorshayaasha lagu horumarinayo Deegaanada Beel-weyntu degto ee dalka Gudihi