![]() Masuuliyiintii Xisbiga Kulmiye Burco loo soo diray way-wada Taganaayeen waayo ina kaahin iyo xinif habeen… Olalahii doorashada habeenkii muuse biixi burao diyaarada u soo raacay wlhi waanu yaabanay oo dadkii waxa laga yeedhsiyaya waar calan na siiya. Qalinkii Xamse Saleebaan.
Masuuliyiintii Xisbiga Kulmiye Burco loo soo diray way-wada Taganaayeen waayo ina kaahin iyo xinif habeen… Olalahii doorashada habeenkii muuse biixi burao diyaarada u soo raacay wlhi waanu yaabanay oo dadkii waxa laga yeedhsiyaya waar calan na siiya. Qalinkii Xamse Saleebaan.
Taagisa, Olalahii doorashada habeenkii muuse biixi burao diyaarada u soo raacay wlhi waanu yaabanay oo dadkii waxa laga yeedhsiyaya waar calan na siiy aniga iyo niman kale oo aanu saaxiip nahay ayaa gaadhi kaxaysanay waxanu tagay guri ku yaala xaafada jaaliyada oo xisbiga kulmiye wuu kiraysan Waxaan halkaa ug taganay laba nin oo mid xildhiban yahay mida agaasime yahay Oo ku dhawada hor fadhiya 5000 oo calamaantii xisbiga kulmiye ah Waxa socdka igu wahelinaayay Eng-Cabdi Rashid Shakirwaxanu ku nidhi labadi nin waar heedha waxanoo calan sidada odhanysaa Si aanu nidhahano garanmayo saacadu 11:30 habeenimo wali tageeryshani xisbiga kulmiye waxay ka buuxaan xafiisayadii xisbiga Waxan galay gudaha waxan gawadhidii ka buuxinay calamaantii xisbiga waxanu u qaybinay dadkii xafiiska joogay hadaba masuuliyintii la soo diray wakuwaa calankii xisbiga dadka siin kariwayay misa cod keena la leeyahay Markaa ninkaa liiban hawshiisa calanka waxab ka jiraa midhkaas aan ku beeneeyo Waxa isin mar danbe oo na soo gaadhay Suldaan Buureediyo Mooge Xuseen Kaahincabdirshiid warabe iyo asxaap badan oo aan magacayadooda soo kobi karin Dhamaantayo waxanu aaminsana in nimankan xisbiga loo soo diray oo iygu riday oo kharshkii xisbiga ee loo soo dhiibay aya hudheelo ku seexdan Taasin dhabay ahayda Isku Soo dawada duubo dhamaan masuuliyiintii burao loo soo diray way wada taganaayeen waayo ina kaahin iyo xinif habeen xaflada xafadooda may qaban oo tagistu xagooda bay nooga horaysa Maxa waxa ina soo maray IA ma noqnaa baa inoo danbaysa. Xamse Saleebaan. Burco/Soamliland Leave a comment |
|
Masuuliyiintii Xisbiga Kulmiye Burco loo soo diray way-wada Taganaayeen waayo ina kaahin iyo xinif habeen… Olalahii doorashada habeenkii muuse biixi burao diyaarada u soo raacay wlhi waanu yaabanay oo dadkii waxa laga yeedhsiyaya waar calan na siiya. Qalinkii Xamse Saleebaan.
Masuuliyiintii Xisbiga Kulmiye Burco loo soo diray way-wada Taganaayeen waayo ina kaahin iyo xinif habeen… Olalahii doorashada habeenkii muuse biixi burao diyaarada u soo raacay wlhi waanu yaabanay oo dadkii waxa laga yeedhsiyaya waar calan na