Arrimaha Caqil Liibaan ka Hadlay Midh Been ahi, kuma Jiro, Allaw niman wax ogayn ha cadaabin, Sharciga Maafiyada Abaalkiisuna Waxaa weeye Ninka Hawlgal soo fuliya ee ku guulaysta in la khaarajiyo. Qore Farxaan Aaadan Jaamac

0
Monday June 09, 2025 - 23:33:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 143
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arrimaha Caqil Liibaan ka Hadlay Midh Been ahi, kuma Jiro, Allaw niman wax ogayn ha cadaabin, Sharciga Maafiyada Abaalkiisuna Waxaa weeye Ninka Hawlgal soo fuliya ee ku guulaysta in la khaarajiyo. Qore Farxaan Aaadan Jaamac

    Arrimaha Caqil Liibaan ka Hadlay Midh Been ahi, kuma Jiro, Allaw niman wax ogayn ha cadaabin, Sharciga Maafiyada Abaalkiisuna Waxaa weeye Ninka Hawlgal soo fuliya ee ku guulaysta in la khaarajiyo. Qore Farxaan Aaadan Jaamac

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arrimaha Caqil Liibaan ka Hadlay Midh Been ahi, kuma Jiro, Allaw niman wax ogayn ha cadaabin, Sharciga Maafiyada Abaalkiisuna Waxaa weeye Ninka Hawlgal soo fuliya ee ku guulaysta in la khaarajiyo. Qore Farxaan Aaadan Jaamac

Dadka bani aadanka ah waxa loo kala qaybiyaa laba qaybood oo kala indhaw-garad iyo in dheer garad, Bulshada Somaliland ee ku abtirsata indheer garadku Arrimaha uu liibaan ka soo sheekeeyey way arkaayeen inuu sidaa uu sheegay u dhacayeen iyo kuwo kale oo hadhsanba sidaa wax loo fulinaayey inta uu Sheegayna Xaqiiq waxaa ah inaanu midh been ahi ku jirin, hadaanu weliba qaar uga tudhin oo aanu la hadhin, laakiin Dadka indhawgaradka la yiraahdo Awelna meesha waxaas iyo kuwo ka xumi ka dhacayeen weliba agtooda laga fulinaayey ayey lax Dab taagan ka ahaayeen, oo kolba loo soo xambaarinaayey Jirikaano beena, hadda weli kuwaas wax kale loo soo xambaarinayaa been cusub. Waxan aan qabaa liibaankan hadlaya ilaa iyo hadda muu fahmin cida uu la shaqaynayey, iyo wixii Dadaal iyo godob gelaayey Cida ay wax u taraysay waayo wuxuu qabaa inuu Reer isaaqa ka mida ah oo garxajis la yiraahdo uu wax u taraayey una Shaqaynaayey, Balse arrintu Sidaa way ka duwan tahay Koox ku bahaysan Maafiyo inuu la shaqaynaayey weli muu garan, Sharciga Maafiyada abaalkiisuna waxaa weeye ninka Hawlgal soo fuliya ee ku guulaysta in la khaarajiyo, Si aan raad raac loo helin, liibaana Sharcigaas ayuun baa lagu fuliyey xag alle ayuu ka baxsaday wuxuuse u qaadan waayey garxajiskii uu wax walba u qabtay waxa kaga sameeyey. Sidaadaraadeed waxaa inta uu sheegay midh been ahi kuma jiro, isagana waxaan odhan lahaa horta fahan cida aad la shaqaynaysay cida ay tahay markaas bay Cadhadu kaa bi iye.

Qalinkii

Farxaan Aaadan Jaamac

Hargeysa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured