Xoghayaha Dawlada Hoose Berbera oo Qayb ka Noqday Duulaan Isir ee Lagu Hayo Badhasaab Ramaax.

0
Saturday June 07, 2025 - 20:04:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 177
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xoghayaha Dawlada Hoose Berbera oo Qayb ka Noqday Duulaan Isir ee Lagu Hayo Badhasaab Ramaax.

    Xoghayaha Dawlada Hoose Berbera oo Qayb ka Noqday Duulaan Isir ee Lagu Hayo Badhasaab Ramaax.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoghayaha Dawlada Hoose Berbera oo Qayb ka Noqday Duulaan Isir ee Lagu Hayo Badhasaab Ramaax.

Xoghayaha Dawladda Hoose ee Magaalada Berbera Maxamed Saleeban Muuse, ayaa qayb ka noqday duulaanka Isir ee Beesha bariga Burco ku hayso Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax,

Xoghayaha Dawlada hoose ee Berbera oo dhowaan uun la magacaabay, ayaa durbaa dabaashay mawjado qabyaaladeed, kaddib markii uu manta kulan kula qaatay magaalada Berbera odayaal u uga yeedhay Saraar iyo bariga Burco.

Ilo-wareedyo looga qaateen ah, oo ay heshay Warbaahinta Xogreeb Medai, ayaa tibaaxay ujeedada kulanka odayaasha uu ugu yeedhay xoghayaha socod-baradka ku ah siyaasadda iyi nidaamka dawladeed inuu ahaa hurinta iyo xoojinta duulaanka beeleysan ee lagu soo qaaday badhasaabka Gobolka Togdheer.

Iluhuu waxay tibaaxeen in xogyahan iyo odayaashu ka wada hadleen sidii loo dardargelin lahaa sidii Beesha Bariga Burco u xoojin lahayd deegaamayn iyo sidii Xoghayuhuu uga hawlgeli lahaa sidii xilal kale uga qaban lahayn iyo weliba shaaqaleyn dawlada hoose ah, kooxo dhalinyaro ah.

Kulankan ayaa wararka hoose ee kasoo baxay sheegaan in laga dalbaday xoghayaha gacan dhaqaale inuu ka gaysto duulaanka dhinaca baraha bulshada ee lagula dagaalamayo badhasaab Ramaax .




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured