![]() Maxaa Kala Fadilay Maxaabiistii ay Somaliland sii daysay ee reer Garoowe iyo kuwaa Somaliland ee lasoo daayay?, Su'aalahaas iyo kuwo kale oo badan, ayaa ka dhex guuxaya Malaayin shacabweynaha reer Somaliland oo saluugsan qaabka liite ee loo muunayn waayay Maxaabiistaa oo ay ku jireen Saraakiil iyo Hooyo Cadar oo ahayd haweenay da ah.
Maxaa Kala Fadilay Maxaabiistii ay Somaliland sii daysay ee reer Garoowe iyo kuwaa Somaliland ee lasoo daayay?, Su'aalahaas iyo kuwo kale oo badan, ayaa ka dhex guuxaya Malaayin shacabweynaha reer Somaliland oo saluugsan qaabka liite ee loo muunayn waayay Maxaabiistaa oo ay ku jireen Saraakiil iyo Hooyo Cadar oo ahayd haweenay da ah.

Su'aasha Jawaabtaas ayay Warbaahinta Xogreeb Xidhiidho kala duwan kala samaysay masuuliyiin dawladeed iyo saraakiil Ciidan, waxanay dhamaantood ka gaabsadeen inay ka hadlan gabi ahaanba maamus sharafeed la'aanta maxaabiista Somaliland ee laga soo kala daayay Laascaanood iyo Garoowe.
Maxaabista Reer Somaliland ee laga soo kala daayay Garoowe iyo Laascaanood, ayaa mudnaa inay helaan garab istaag taageero iyo maamus, kuwasoo ay ku qaabili lahaayeen Ganacsatada, Maayiradda Magaalooyinka, qaybaha kala duwan ee bulshada iyo qaybaha Xukuumada Somaliland ee kala duwan, waxayna ahayd in gobol-gobol loo soo dhoweeyo.
Geesta kale, Maxaabiistii dhowaan ay sii daysay Somaliland, ayaa mudo bil ah, iyago isku xidhan ku jira damaashaad iyo sooryayn balaadhan oo u daah furay madaxweynaha Puntland Siciid Dani. iyadoo gobol badan oo kamid ah punland loogu sameeyey casuumado iyo hadhimo sharafeedyo wata sooryo iyo dhaqaale lagu garab istaagay.
Maxaabiista, ayaa hada mudo todobad ah ku sugan Laascaanood, Sooryo iyo dhaqaale ururin badan kala kulmay. See insights and ads
All reactions: You, Shabakada Xogreebnewsand3 othersLeave a comment |
|
Maxaa Kala Fadilay Maxaabiistii ay Somaliland sii daysay ee reer Garoowe iyo kuwaa Somaliland ee lasoo daayay?, Su'aalahaas iyo kuwo kale oo badan, ayaa ka dhex guuxaya Malaayin shacabweynaha reer Somaliland oo saluugsan qaabka liite ee loo muunayn waayay Maxaabiistaa oo ay ku jireen Saraakiil iyo Hooyo Cadar oo ahayd haweenay da ah.
Maxaa Kala Fadilay Maxaabiistii ay Somaliland sii daysay ee reer Garoowe iyo kuwaa Somaliland ee lasoo daayay?, Su'aalahaas iyo kuwo kale oo badan, ayaa ka dhex guuxaya Malaayin shacabweynaha reer Somaliland oo saluugsan qaabka liite ee loo muun