![]() Lix bilood bay xukuumaddu talada haysaaye maxaa Doorashadeeda dadka loogu mashquulinayaa.?
Lix bilood bay xukuumaddu talada haysaaye maxaa Doorashadeeda dadka loogu mashquulinayaa.?
Lix bilood bay xukuumaddu talada haysaaye maxaa Doorashadeeda dadka loogu mashquulinayaa.? Mucaaradku inay olole aan wakhtigiisu dhawayn dadka iyo xukuumadda ku mashquuliyaan maxay tahay.? Faa'iido darrooyinka Doorashooyinka iyo faa'iidooyinka aynu ka helno keebaa horta badan? Dhamaan su'aalahani waa kuwo u baahan in si dhab ah looga jawaabo isla markaana maxsuulka ka soo baxa wax lagaga qabto dhibaatooyinka inaga haysta Doorashooyinka. Xukuumadd aan waxqabad ku mashquulsanayn iyo Mucaarad aan la xisaabtamayn waxay muujinayaan dibu dhac Dawladeed iyo mid bulsho oo is biirsaday, kuwaas oo sababi doona haddii aan wax laga bedelin burbur dhaqaale iyo mid siyaasadeed oo keena fashil Qaran.
Qalinkii Suxufi Maxamud Cabdi Jaamac Xuuto. Leave a comment |
|
Lix bilood bay xukuumaddu talada haysaaye maxaa Doorashadeeda dadka loogu mashquulinayaa.?
Lix bilood bay xukuumaddu talada haysaaye maxaa Doorashadeeda dadka loogu mashquulinayaa.?