![]() Beelweynta Majeerteen oo Diiday In Lagu Aaso Deegaanadooda Marxuum Moorgan....
Beelweynta Majeerteen oo Diiday In Lagu Aaso Deegaanadooda Marxuum Moorgan....
Janaraal Marxuum Maxamed Siciid Xirsi Moorgan oo todobaadkan ku Geeriyooday Magaalada Nayroobi, ayaa la sheegay in Maanta loo qaaday maydkiisa Dalka Cuman. kaddib markii sida la sheegay hadal kaga soo noqday dhinaca deegaanada Punland ee Beesha Majeerteen, kuwasoo sida ilo xog-ogaal ahi sheegeen, qaarkood diiden in dhulkaas lagu aaso Marxuum Moorgan oo dad badan amarkiisa lagu laayay xiligii Xukumadii Kacaanka. Diyaarad gaar ah oo ay usoo kireeyen Qoyska reer Maxamed Siyaad Bare, ayaa lagaga qaaday magaalada Nayroobi waxana lagu aasay Boqortooyada Cuman. Leave a comment |
|
Beelweynta Majeerteen oo Diiday In Lagu Aaso Deegaanadooda Marxuum Moorgan....
Beelweynta Majeerteen oo Diiday In Lagu Aaso Deegaanadooda Marxuum Moorgan....