![]() Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Safar ugu Baxaya Dalka Itoobiya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Safar ugu Baxaya Dalka Itoobiya...
UpdateNews Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland aya galabta shegaay in isaga iyo waftigisu hadi eebe idmo maalmaha so socda ay si dhakhso ah ugu ama bixi donaan casimada dalka itoobiya ee AddisAbaba halkasi oo u ku marti qadaay raysalwasaraha dalka itoobiya Dr.Abiy ahmed . Madaxweyne Jamhuuriyadda iyo Raysal wasaraha dalka Itoobiya ay yelan donaan kulan fool ka foola. Oo lagaga wada hadli dono danaha labada dal iyo labada shacaab ee walalaha ah Leave a comment |
|
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Safar ugu Baxaya Dalka Itoobiya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Safar ugu Baxaya Dalka Itoobiya...