QURAANJOY KU QUUSO'..: Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali guray) oo Ah la taliyaha Madaxweynaha Jsl Ee Arimaha Bulshada

0
Tuesday June 03, 2025 - 19:37:20 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 121
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    QURAANJOY KU QUUSO'..: Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali guray) oo Ah la taliyaha Madaxweynaha Jsl Ee Arimaha Bulshada

    QURAANJOY KU QUUSO'..: Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali guray) oo Ah la taliyaha Madaxweynaha Jsl Ee Arimaha Bulshada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

QURAANJOY KU QUUSO'..: Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali guray) oo Ah la taliyaha Madaxweynaha Jsl Ee Arimaha Bulshada
Muddo xileedka Madaxwayne Cabdiraxmaan Somaliland Wuxu Ka Gudbin Doonaa Wixii La Odhan Jiray Muddokordhinta doorashooyinka. Ee Hore Ay Somaliland U Eeday.
Sedex Doorasho Ayaa Dalka Ka Qabsoomi Doona Hadii Alleh Yidhaa. Waxa Ugu Soo Horayn Doonta Doorashada Wakiilada Iyo Golayaasha Degaanada Oo Mudaysan 31 May 2026. Guurtida Ayaa Dib Loo Soo Xuli Doonaa Ugu Dambayn 31 May 2027 Guurti Cusub Ayaa Bedeli Doonta Guurtidii La Doortay 1997kii. 13 November 2029 Madaxwayne Cabdiraxmaan Wuxu Si Cad Marar Kala Duwan In Aan Hal Maalin Loogu Darayn Ee Xiligeeda Ay Ku Qabsoomi Doonto. Ha Samaato Oo Ha La Helo Waa Guul Ka Dhinayd Somaliland Eh. Hadaba Cid Kasta Oo Jeclayd In Somaliland Dib Ugu Noqoto Muddo Kordhintii Doorashooyinka Ee Hore U Soo Dishootay Wax U Suuroobi Kara Maaha Ee Ha La Jaanqaado Isbedelka Cusub.
W/Q: Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali guray) oo Ah la taliyaha Madaxweynaha Jsl Ee Arimaha Bulshada



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured